Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dad abaarta ku soo xoola beelay oo soo gaaray Caabudwaaq “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Dad abaarta ku soo xoola beelay oo soo gaaray Caabudwaaq “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa magaalada Caabudwaaq soo buux dhaafiyay qoysas ka soo barakacay dhulka miyiga kaddib markii ay xoolahoodii ku waayeen abaarta  waqtigan ka jirta guud ahaan dalkeena Soomaaliya

Related posts

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026

Mid ka mid goobaha ay deegaanka ka sameysteen dadka abaarta ku soo xooola belay oo uu maanta booqday Wakiilka wareedka Warbaahinta Qaranka ee Caabudwaaq ayaa halkaasi ku soo arkay dad u badan haween wata carruur aad u da’yar oo ay ka muuqato macluul iyo nafaqo daro

Qaar ka mid ah dadkaan ayaa sheegay in ay ahaayeen reer miyi yaqaana dhaqashada xoolaha mudda badana ku sooo noolaayeen tacabka ay ka heli jireen xoolahooda, balse hadda ay ku adkaatay nolosha ay galeen oo ay ku sheegeen in ay tahay  mid ku xiran gacan beni’aadannimo oo aan badnay oo dadka ay martida u yihiin ka soo gaarta.

Dadka qaar waxa ay ka soo tegeen ilmahoodii weli miyiga jira oo ay u awoodi waayeen inay jidka  soo wada maraan, waxaana ay codsadeen in gurmad deg deg ah lala soo gaaro.

Xalwo Xasan Dirir oo ka mdi ah dadka soo dhaweeyay barakacayaasha soo gaaray degmada ayaa bulshada qeybaheeda kala duwan ka codsatay inay gacan ka geystaan sidii loogu gurman lahaa dadka ay abaartu sameysay.

Cabdikariin Axmed Bulxan

Previous Post

Xaflad lagu maamuusayey Maalinta caalamiga ah ee 8 March ayaa lagu qabtay Magaalada Minneapolis

Next Post

Qoysas ku soo barakacay degmada Kaxda oo kaalmo la gaarsiiyay “SAWIRRO”

Next Post
Qoysas ku soo barakacay degmada Kaxda oo kaalmo la gaarsiiyay “SAWIRRO”

Qoysas ku soo barakacay degmada Kaxda oo kaalmo la gaarsiiyay "SAWIRRO"

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta la afuray cutubyo ka tirsan  Ciidanka Xoogga Dalka, isaga oo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

March 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh ka diray geerida, Alle ha u naxariistee, Janaraal...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

March 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho Afur Sharafeed ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In