Saturday, April 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dad ka badan 40 qof oo ku dhintay daadad ku dhuftay Haiti

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Dad ka badan 40 qof oo ku dhintay daadad ku dhuftay Haiti
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ugu yaraan 42 qof ayaa ku dhintay dalka Haiti, tiro kalana waa la la’yahay ka dib markii daadad ka dhashay roobab xooggan oo dalkaasi ka da’ay todobaadkan, sidoo kale kumannaan Guri ayaa ku dumay, sida ay shegeen mas’uuliyiinta dalkaasi.

Roobab mahiigaan ah oo si isdaba jog ah ugu da’ay Haiti, ayaa sababay daadad ku soo rogmaday in kabadan Toban gobol oo ka mid ah dalkaas.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

April 11, 2026
Wafdi ka socda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Bariga Africa

Wafdi ka socda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Bariga Africa

April 11, 2026

Sida laga soo xigtay warbixin ay Qaramada Midoobay diyaarisay, Roobab xooggan oo saameeyay dad gaaraya 37,000 oo qof, ayaa ka da’ay dalka Haiti.

Dhimashada ugu badan ayaa ka dhacday Deegaanka Leogane oo 40-km dhanka Koonfur-galbeed kaga beegan magaalada caasimadda ah ee Port-au-Prince, halkaasoo roobabki da’ay ay sababeen in saddex wabi ay ku fatahaan degaanka.

Dalka Haiti, ayaa wajahaya dhibaatooyin bini’aadannimo oo ba’an, iyada oo ku dhawaad ​​kala bar dadka ay u baahanyahiin gargaar bini’aadannimo.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa dalka Norway

Next Post

Madaxweynaha K/Galbeed oo bulshada Waajid kala hadlay u diyaar garowga dagaalka Khawaarijta

Next Post
Madaxweynaha K/Galbeed oo bulshada Waajid kala hadlay u diyaar garowga dagaalka Khawaarijta

Madaxweynaha K/Galbeed oo bulshada Waajid kala hadlay u diyaar garowga dagaalka Khawaarijta

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland, oo ay...

Wafdi ka socda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Bariga Africa

Wafdi ka socda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Bariga Africa

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee ka qeybgalay shirka Arrimaha Bariga Afrika ee ay martigelisay Jaamacadda Yangzhou ayaa...

Dowladda Soomaaliya oo dib dalka ugu soo celinaysa 400 Muwaadiniin Soomaaliyeed oo sugan Libya

Dowladda Soomaaliya oo dib dalka ugu soo celinaysa 400 Muwaadiniin Soomaaliyeed oo sugan Libya

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay...

Ciidamada Ammaanka Caasimadda oo fashiliyay hub si qarsoodi ah Mooto loogu soo geliyay Muqdisho

Ciidamada Ammaanka Caasimadda oo fashiliyay hub si qarsoodi ah Mooto loogu soo geliyay Muqdisho

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Ammaanka ee Caasimadda Muqdisho oo ka duulaya xogo amni oo shacabka Caasimadda ay gacan ka geysteen ayaa caawa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In