Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dad ku sumoobay raashin ay cuneen oo la daweynayo isbitaalka Cadaado

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Dad ku sumoobay raashin ay cuneen oo la daweynayo isbitaalka Cadaado
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Bukaannadaan oo tiro ahaan  gaaraya ilaa 11 qof ayaa 24-kii saac ee ugu dambeeyey la gaarsiiyey isbitaalka guud ee magaalada Cadaado, kuwaas oo la  aaminsanyahay inay ku sumoobeen raashin ay cuneen, waxayna dadkaasi ku noolaayeen deegaanka Qaradhi oo hoos yimaada magaalada Cadaado.

Maxamed Maxamuud Cali oo kamid ah howl-wadeennada isbitaalka Guud ee magaalada Cadaado oo warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed la hadlay ayaa xaqiijiyay arintan musiibada ah.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Dadkaan sadexdii waqti ee lasoo dhaafay ayaa la keenay isbitaalka Cadaado,waana dad ku sumoobay raashin ay cuneen, waxaana laga keenay deegaanka Qaradhi,  dadka tiradoodu waa 11 qof, waxay isugu jiraan sadex carruur ah, qof dumar ah iyo todobo qof oo kale oo rag ah, dadkaas hal qoys kaliya ma ahan ee waa qoysas kala dudan, intooda badanna xaaladdoodu way wanaagsantahay”ayuu yiri Maxamuud Cali.

Previous Post

Ardayda wax ka barata dalka Sudan oo taageeray go’aankii Maxkamadda ICJ

Next Post

Jaamacadda Carabta oo soodhaweeysay go’aankii Maxkamadda Caddaaladda Adduunka ee ICJ

Next Post
Jaamacadda Carabta oo soodhaweeysay go’aankii Maxkamadda Caddaaladda Adduunka ee ICJ

Jaamacadda Carabta oo soodhaweeysay go'aankii Maxkamadda Caddaaladda Adduunka ee ICJ

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In