Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dad Soomaali ah oo  lagu dilay rabshado ka dhacay  Dalka Itoobiya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Dad Soomaali ah oo  lagu dilay rabshado ka dhacay  Dalka Itoobiya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka ka imaanaya Dalka Itoobiya ayaa sheegaya in qeybo kamid ah halkaasi ay ka socdaan rabshado u dhexeeya qaar kamid ah bulshooyinka maamulada halkaasi kajira,waxaana ka dhashey kahsaare dhiamasho iyo dhaawac farabadan.

Inta la ogyahaya  65 ruux oo Soomaali ah ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen deegaano ka tirsan Ismaamulka Oromada Itoobiya, iyadoo uu sii xoogeysanayaan rabshadaha iyo isku dhacyada u dhaxeeya Soomaalida iyo Oromada.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

April 1, 2026

Dadkan ayaa waxaa lagu dilay Tuulada Gadule oo hoos tagta degmada Darulow ee Ismaamulka Oromada ee Dalka Itoobiya,kadib markii ay weerar ku soo qaadeen askar katirsan ismaamulka Oromada Dalkaasi.

Dhacdadan ayaa wararku waxay sheegayaan in ay timid kagadaal markii Ciidamada Liyuu Booliska ee deegaanka Soomaalida Itoobiya ay weerareen deegaan ku dhow Gadule, waxaa halkaas ku dileen labo askari,taasi oo keentay in halkaasi rabshado ay ka dhacaan.

Isku dhacyada u dhaxeeya Soomaalida iyo oromada oo sanadkan bilowday ayaa sii kordhaya, waxaana ku barakacay boqolaal ruux,iyadoo Dowladda Itoobiya ay dhawaan sheegtay in ay gacanta ku dhigtay dadkii ka dambeeyay rabshadaha, isla markaana ay xabsiga dhigtay.

Dagaaladan ayaa saameyn xoogan kuyaalankara wadanoolaanshaha bulshooyinka kunool maamulada ka dhisan Dalkaasi Itoobiya.

Previous Post

Austrian oo sheegay in ay xaq u leeyihiin ka mid noqdaashada isbahaysiga hoos yimaada Sebastian Kurz

Next Post

Washington”Madoonayno dagaal lala galo Waqooyiga Kuuriya”

Next Post
Washington”Madoonayno dagaal lala galo Waqooyiga Kuuriya”

Washington”Madoonayno dagaal lala galo Waqooyiga Kuuriya”

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

April 1, 2026
0

Baydhabo, Soomaaliya – 1-da Abriil, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In