Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dad Uu Soo Ritay Cudurka Shuban Biyoodka Oo La Dhigay Isbitaalka Jowhar

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dad Uu Soo Ritay Cudurka Shuban Biyoodka Oo La Dhigay Isbitaalka Jowhar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

In ka badan 50 ruux oo la ildaran cudurka Shuban biyoodka ayaa la dhigay isbitaalka guud ee magaalada Jowhar ee Xarunta gobolka Shabeelaha dhexe kuwaa oo laga keenay xaafadaha ay ka koobantahay Jowhar iyo deegaanno hoos yimaada gobolka Shabeelaha hoose saacadihii la soo dhaafay.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wariyaha warbaahinta Qaranka ayaa soo sheegaya in cudurkaasi ay ugu geeriyoodeen laba caruur ah oo ka mid ahaa dadkii uu soo ritay cudurkaasi oo dilaaca xiliyada kuleelaha ah.

Gudoomiyaha Gobolka Sh/Dhexe Cali Guudlaawe oo la hadlay Warbaahinta aya sheegay in Maamulka Gobolka Sh/dhexe uu ku dadaalayo wax u qabashadaa Caruurta, iyadoo sidoo kale Gudoomiyaha uu sheegay in ay ka warqabayan oo ay koormeer joogto ah ku heyn doonaan Isbitalka Magaalada Jowhar.

Gudoomiyaha Gobolka Sh/dhexe mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ayaa sheegay in adeegyadii isbitaalka uu u qabanayay Shacabka Sh/dhexe uu gaabis yahay sababo la xiriita dawo yari,isagoona xusay in shalay ay Cisbitaalka gaarsiiyeen dawo horay ugu deeqday maamulkaasi Wasaarada Caafimaadka Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Dhaqaatiirta Isbitaalka magaalada Jowhar ayaa dadaal ugu jirta sidii ay ula tacaali lahaayeen carruurta uu soo riday Shuban biyoodka iyo Bukaanada kale ee soo booqanaya.

Previous Post

Ciidamada NISA Oo Howlgalo Ka Sameeyay Deegaanno Hoosyimaada Muqdisho Iyo Afgooye

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Bakool Oo Socdaal Ku Maraya Deegaanadii Dhawaan Laga xoreeyay UGUS Ee Gobolka Bakool

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Bakool Oo Socdaal Ku Maraya Deegaanadii Dhawaan Laga xoreeyay UGUS Ee Gobolka Bakool

Guddoomiyaha Gobolka Bakool Oo Socdaal Ku Maraya Deegaanadii Dhawaan Laga xoreeyay UGUS Ee Gobolka Bakool

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In