Friday, July 4, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dadaalo lagu xakameynayo caabuqa Coronovirus oo ka socda Dunida oo dhan

admin by admin
February 1, 2020
in Wararka
0
Dadaalo lagu xakameynayo caabuqa Coronovirus oo ka socda Dunida oo dhan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

July 3, 2025
Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

July 3, 2025

Waxaa sare u sii kacay tirada dadka ilaa iyo hadda u dhimanaya Caabuqa Corona Virus iyo kuwa uu soo ridnayo cudurka ee ku sugan dalka Shiinaha.

Inka badan 130 qof ayaa ilaa iyo hadda u dhimatay. iyadoo tirada dadka uu saameeyaynaย  lagu sheegayย  in ka badan 6-kun oo qof.

Shan iyo toban qof oo dheeraad ah ayaa lagu soo waramayaa in ay dhinteen, halka ugu yaraan 688 qof oo xaaladooda ay cusub tahay, sida laga soo xigtay Guddiga Caafimaadka Qaranka.

Dhimashada cusub, 24 ka mid ah ayaa ku sugnaa Hubei, oo ah gobolka xudunta u ah cudurkaan ka dillaacay dal weynaha Shiinaha, halka Shanghai lagasoo sheegayo dhimashadii ugu horeysay.

Masโ€™uuliyiinta caafimaadka ee Hubei waxa sheegeenย  in 323 qofย  oo cusub la xaqiijiyey in ay qabaan feyras-kaan, kaas oo markii ugu horreysay ka soo baxay caasimadda gobolka Wuhan, dhammaadkii December

Masโ€™uuliyiinta Shiinaha ayaa ilaa iyo hadda soo wariyay 6 kunย  xaaladood oo dalka oo dhan ah.

Madaxweyne Xi Jinping ayaa ka digay in Shiinaha uu soo food saaro xaalad aad u xun, iyada oo masuuliyiintu u ololeenayaan inay xakameeyaan cudur-kaan loo yaqaan Coronovirus.

Hayโ€™adaha caafimaadka ee wadanka Shiinaha ayaa lagu wadaa inay baaritaano kale ay sameeyaan iyadoo cidna aynan geli karin ama ka bixi karin 10 magaalo oo la rumeysan yahay inay arrintan si gaar ah u taabatay.

Caabuqaan ayaa sidoo kaleย  waxa uu galaafsaday wadamo ay ka mid yihiin Thailand, Japan, South Korea, Vietnam, the U.S., France, Taiwan, Hong Kong, Macao, Singapore, Nepal, Malaysia iyo Australia.

Waxaa turjumay Aamina Ladan Axmed Cali

Post navigation

โ†ย Previous Post

Leave a Comment

You must beย logged inย to post a comment.

Previous Post

Qaramada Midoobay oo eedeyn u jeedisay dalalka isku haya Liibiya

Next Post

Wasiirka Dastuurka XFS oo furay Ololaha Wacyigelinta Dib-u-eegista Dastuurka+Sawirro

Next Post
Wasiirka Dastuurka XFS oo furay Ololaha Wacyigelinta Dib-u-eegista Dastuurka+Sawirro

Wasiirka Dastuurka XFS oo furay Ololaha Wacyigelinta Dib-u-eegista Dastuurka+Sawirro

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

July 3, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar u soo xiray saraakiil, saraakiil-xigeenno iyo cutubyo ka...

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

July 3, 2025
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxda ugu sarreysa heyโ€™adda...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo noqday qofkii uga horreeyay ee ka qaata kaarka Codeynta KGS

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo noqday qofkii uga horreeyay ee ka qaata kaarka Codeynta KGS

July 3, 2025
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa ka qeyb-galay munaasabadda daah-furka ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee deegaanada...

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya

July 3, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan sagootin ah xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In