Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dadallo dalka looga Ciribtirayo Cudurka Dabaysha oo socda

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Wasaaaradda Caafimaadka oo caddeysay in Soomaaliya aan laga helin kiiska Cudurka Ebola
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xiriiriyaha Arrimaha Bini’aadannimada QM ee Soomaaliya Philipe lazzarini, U qaybsanaha Soomaaliya Hay’adda Caafimaadka Adduunka WHO iyo Mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda Caafimaadka ayaa maanta booqday xarumaha ay ka socdaan Ololaha ka hortagga Cudurka Dabaysha ee Magaalada Muqsisho oo billowday 4 tii bishaan.
Ugu horayn waxaa warbaahinta la hadlay U qaysanaha Soomaaliya Hay’adda Caafimadka Adduunka WHO isagoo rajo wanaagsan ka muujiyay in Soomaaliya laga Ciribtiro Qatarta Cudurka Dabaysha lixda bilood ee SooSocota.

“waxaan joogaa qaar ka mid ah kaamamka ay ka socdaan ololaha ka hortagga cudurka Dabaysha waxaan u mahad celinaya hayadaha heer Dowladeed iyo mid lookal oo Soomaaliya ka caawinaya in laga waayo kiiska Cudurka dabaysha, ololahaan Socda Waxa uu Soomaaliya ka dhigayaa in laga waayo Cudurka lixda bilood ee soosocta Soomaaliya” ayuu yiri Uqaybsanaha Hay’adda Caafimaadka Adduunka WHO ee Soomaaliya.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Iskuduwaha Caafimaadka Gobolka Banaadir Dr Cusmaan Sheekh Cabdi oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in Mas’uuliyiintaan Kormeeray goobaha ay ka socdaan ololaha ka hortagga Cudurka Dabaysha ay rajo kalinayaan Soomaaliya oo la rajaynayo in lag awayo kiiska Cudurka dabaysha.

Ololahaan lagu cirib tirayo cudurka dabaysha ayaa waxaa wada Wasaaradda Caafimaadka oo kaashanaysa Hay’adaha dhinaca Caafimaadka ka taageera Soomaaliya

Previous Post

Musharrax Axmed Fiqi oo la taageeray

Next Post

R/wasaaraha oo la filayo in uu caawa ku dhawaaqo xubnaha ka harsan golihiisa wasiirrada

Next Post
R/wasaaraha oo la filayo in uu caawa ku dhawaaqo xubnaha ka harsan golihiisa wasiirrada

R/wasaaraha oo la filayo in uu caawa ku dhawaaqo xubnaha ka harsan golihiisa wasiirrada

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In