Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dadka deegaanka Bacaadweyne oo codsaday in wax laga qabto biyo la’aanta ka jirta deegaankooda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Maamulka Galmudug oo ku baaqay in gurmad loo fidiyo dad ay biyo la’aan haysato
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deegaanka Bacaadweyne oo ka mida deegaannada Gobalka Mudug ee aan laheyn matooro biyood, isla markaana bulshada ku nool ay isticmaalaan Ceelal gacameedyada ayaa waxaa xilligaani ka taagan biyo yari aad weyn kaddib markii Ceelal gacameeedyadii ay biyaha ka isticmaali jireen uu kusoo rogmaday bacaad xabaalay inta badan ceelashii halkaasi ku yaalay  taasina waxay sababtay in sarakac uu ku yimaado qiimaha la kala siisto fuustada biyaha.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Guddoomiyaha deegaanka Bacaadweyne Axmed Daahir Macalin Cabdullaahi oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in biyo la aantu ku yeelatay bulshada degaankaasi iyo deegaanada hostaga iyo sababaha loo aaneeynayo biyo yarida ka jirta deegaankaasi

“Dhibaato biyo la’aaneed ayaa jirta deegaankan, Ceel gacmeed ayaa la cabi jiray deegaanka iyo deegaananda ku xeeran, maalintii labo fuusto ka badan lagama helo ceelka biyo, waxaana codsaneynaa madaxda dowladda Federaalka ah ee Soomaalya ay wax ka qabtaan dhibaatada ka jirta deegaanka ee biyo la’aanta ugu horeyso” ayuu yiri Axmed Daahir.

Deegaanka Bacaadweyne ee ka tirsan Gobolka Mudug ayaa sidoo kale dadka degan heysanin adeegyadii aas aasiga u ah nolosha, sida waxbarahada, caafimaadka iyo kuwa kale.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Wasiirrada Ku Amray Dhamaystirka Qorsha Hawleedka Sanadka 2018

Next Post

Magaalada Mandheera Kenya oo marti gelineysa Todobaadka dhaqanka Soomaalida “SAWIRRO”

Next Post
Magaalada Mandheera Kenya oo marti gelineysa Todobaadka dhaqanka Soomaalida “SAWIRRO”

Magaalada Mandheera Kenya oo marti gelineysa Todobaadka dhaqanka Soomaalida "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In