Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dadka deegaanka Xiin-Dheere oo Al-shabaab la dagaalamaya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Dadka deegaanka Xiin-Dheere oo Al-shabaab la dagaalamaya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka naga soo gaaraya deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Maleeshiyaadka Al-shabaab iyo dadka deegaanka Xiindheere dagaal uu dhex maray kaas oo dambeeyay markii Al-shabaab ay dadka deegaanka ku soo rogeen lacago tiro badan Ceelasha iyo Baraagaha laga cabo biyaha.

Deegaanada lagu dagaalamay ayaa waxaa ay dhacaan bariga gobolka Galgaduud.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Cabdi Cabdulle waxaa uu kamid yahay saraakiisha ciidanka dowladda Soomaaliya ee gobolka Galgaduud waxaa uu warbaahinta u sheegay in deegaanada Ceel-Qooxle, Ula-Jaraf iyo deegaano kale ay ku dagaalameen dadka shacabka ah iyo maleeshiyaadka Al-shabaab isagoo intaa ku daray in ay isku dayayaan in ay caawiyaan dadka deegaanadaasi oo cadowgu uu dhibaateynaayo.

Sidoo kale wararka ayaa intaa ku daraya in maleeshiyaadka Al-shabaab ay xirxireen 8 kamid ah odayaasha deegaanka Xiin-dheere kuwaas oo sida la sheegay ka dhaga adeegay awaamiirta Al-shabaab ku soo rogtay dadka deegaanka.

Maleeshiyada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in ay is hor istaag ku sameeyeen Booyadaha biyaha u dhaamin jirey dadka deegaanadaasi taasina ay qeyb ka tahay sababta keentay dagaalka.

Previous Post

Ciidamada Ammanka Kenya oo Bilaabay Howlgallo,kadib Markii ay Heeleen Warar Sheegaya in Al-shabaab ay Fulin Rabaan Weeraro argagixiso

Next Post

Wasiirka Gaashaandhigga oo maanta gaaray Dhuusa Mareeb iyo Guriceel

Next Post
Dhalinyarada degmada Dhuusamareeb oo hogaan cusub doortay

Wasiirka Gaashaandhigga oo maanta gaaray Dhuusa Mareeb iyo Guriceel

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In