Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dadka ku dhaqan Degaano ka tirsan Gobolka Mudug oo Biyo la.aan ka Cabanaya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Dadka ku dhaqan Degaano ka tirsan Gobolka Mudug oo Biyo la.aan ka Cabanaya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deegaano ka tirsan Gobolka Mudug ayaa llaga soo sheegaya Xaalad Biya la.aan ah iyadoo dadka ku dhaqan Degaanadaas ay Cabasho badani ka soo yeereyso waxaana ay dadku dalbanayaan in Gar gaar biyo ugu horeeyaan lala soo gaaro.

Qaar ka mid ah Dadka Degaanka Camaara Ee Gobolka Mudug oo la hadlay radiomuqdisho ayaa waxaa ay sheegayaan in xalad Adag ay ku noolyihiin dadka Degaankaas isla markaana ay u baahan yihiin in loo soo gurmado waxaana ay Dowladda Federaalka ah iyo hay,adaha weydiisteen in Xaaladaas adag ee ay Dadku ku noolyiin kaalmo lala soo gaaro.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Xiliga Roobka kama di.in Gobolkaan Biyo la.aan daran ayaa ka jirta Degaankaan iyo degaano kale Baragihii biyaha lagu shuban jiray ayaa maran Ceelasha qaar ayaa guray dadku in ay haraad u dhintaan ayay qarka u saaran yihiin kaaga sii daranaa Xarumo Caafimaad oo dadka lagu dabiibo kama jiraan Degaanka marka hanala soo gaaro”ayuu yiri mid ka mid ah Dadka degaanka.

ma ahan oo kaliya Degaanada Cabashada biya la.aantu ka imaaneyso Gobolka Mudug hase yeeeshee waxaa jira Degaano kale oo sidaan oo kale cabashadu ka imaaneyso waxaa ka mid ah Degaano hoos taga Degmooyinka Jowhar iyo Mahadaay oo Gobolka Shabelaha dhexe ka tirsan.

Previous Post

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Deeq daawo ah oo la gaarsiiyay Shacabka Badhaadhe oo Xanuuno ka cawday

Next Post
Deeq daawo ah oo la gaarsiiyay Shacabka Badhaadhe oo Xanuuno ka cawday

Deeq daawo ah oo la gaarsiiyay Shacabka Badhaadhe oo Xanuuno ka cawday

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In