Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dadka Mareykanka oo doonaya in la adkeeyo sharciga hubka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
4 years ago
in Wararka
0
Dadka Mareykanka  oo doonaya in la adkeeyo sharciga hubka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tobanaan kun oo mudaaharaadayaal ah ayaa isugu soo baxay guud ahaan dalka Mareykanka si ay ugu baaqaan dowladda in la adkeeyo sharciga hubka, kadib markii dad badan ay ku dhinteen laba weerar toogasho oo ka dhacay gudaha dalkaasi.

Dadkii ka qeyb galayay mudaaharaadyadaasi ,ayaa watey boorar ay ku qoran yihiin halku dhigyo ay ka mid ahaayeen “Waxaan rabnaa in aan xorriyadda la toogan”.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa taageeray mudaaharaadyada, isagoo ugu baaqay Congress-ka inay “meel mariyaan sharciga badbaadada hubka ee caqliga saliimka ah”.

Inkastoo ay socdaan bannaanbaxyada looga horjeedo hubka,haddana,si loo helo isbadal sharci,waxaa loo baahan yahay in kalsooni looga helo xisbiga Jamhuuriga.

Qaar ka mid ah dadkii ka badbaaday weeraradii toogasha, ayaa horkacaya bannaanbaxyadaasi,waxayna sheegeen in la qaban doono  isusoo baxyo  guud ahaan ka dhaca dalka, oo ay ku jiraan Washington DC, New York, Los Angeles iyo Chicago.

Weeraradii u dambeeyay ayaa ka dhacay  dugsiga Parkland ee Florida , magaalada New York gaar ahaan Buffalo  Iyo Dugsiga Hoose ee Robb ee Uvalde, Gobolka Texas,halkaas oo lagu dilay 19 caruur ah iyo laba qof oo kale.

Previous Post

Ciidamada xoogga dalka oo gacanta ku dhigay horjoogihii Al-Shabaab ee farsameynta Miinada

Next Post

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Baarlamaanka Galmudug oo gaartay Afbarwaaqo “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Baarlamaanka Galmudug oo gaartay Afbarwaaqo “SAWIRRO”

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Baarlamaanka Galmudug oo gaartay Afbarwaaqo "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In