Tuesday, October 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dadka qaba xanuunka Dhimirka oo ku soo badanaya Muqdisho “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dadka qaba xanuunka Dhimirka oo ku soo badanaya Muqdisho “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Isbitaalka Dhimarka ee Cosoble oo laga furay xaafadda Cali Geeddi ee degmada Kaaraan ayaa qaabila dadka  qaba xanuunsanaya Dhimirka,  kuwaasoo isugu jira kuwa maskaxda looga jiro iyo kuwo isticmaalay Daroogada.

Maamulaha Isbitaalkaasi Dr. Aadan Cali Cosoble ayaa sheegay in sanadkii 2013-dii uu isbitaalka ka furay xaafadda Cali Geeddi ee degmada Kaaraan,  kadib markii sida uu sheegay ay dadka dhimirka la’  ku soo bateen magaalada Muqdisho.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Dr. Cosoble ayaa xusay in Isbitaalka ay ku jiraan ku dhawaad Boqol qofood oo isugu jira rag iyo Dumar, kuwaasoo qaba xanuunka Dhimirka, wuxuuna intaa raaciyay in bukaannadaasi ay Isbitaalka ka helaan daryeel iyo daweeyn joogta ah.

“Muddadii uu furnaa Isbitaalka waxaan daweeynay boqolaal dad ah oo qabay xanuunka dhimirka, haddana bukaannada ku jira Isbitalka waxa u socda daweyn iyo daryeel joogta ah, waxeyna cisbitaalka ka helaan raashiin jiif iyo xanaano dheeraad ah” ayuu yiri Dr Aadan Cali Cosoble.

Dr. Aadan ayaa tilmaamay in muddadii la furay Isbitalka ilaa hadda aysan jirin cid soo caawisay, isagoo ka dalbaday hey’adaha gargaarka iyo dadka Soomaaliyeed ee muxsiniinta ah ineey kaalmo la soo gaaraan Isbitaalka.

vlcsnap-2015-05-20-17h15m59s19 vlcsnap-2015-05-20-17h16m24s44 vlcsnap-2015-05-20-17h16m37s177 vlcsnap-2015-05-20-17h17m02s216 vlcsnap-2015-05-20-17h17m40s36 vlcsnap-2015-05-20-17h18m07s50 vlcsnap-2015-05-20-17h18m22s191 vlcsnap-2015-05-20-17h18m39s107 vlcsnap-2015-05-20-17h19m05s87 vlcsnap-2015-05-20-17h19m22s9 vlcsnap-2015-05-20-17h19m38s171 vlcsnap-2015-05-20-17h19m54s77 vlcsnap-2015-05-20-17h20m24s114

Previous Post

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay safiirka Imaaraadka ee Somalia{SAWIRRO}

Next Post

Madaxweyne Xasan: “ Shaqaalaha iyo Ciidamada Dowlada Qidmooyin Lagu Caawiyo Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Yemen Ayaa Laga Jarayaa”

Next Post
Madaxweynaha oo xaflad casho sharaf iyo soo dhaweyn ah u sameeyay wafdiga IGAD ee caawa ku hoyana Muqdisho “SAWIRRO”

Madaxweyne Xasan: “ Shaqaalaha iyo Ciidamada Dowlada Qidmooyin Lagu Caawiyo Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Yemen Ayaa Laga Jarayaa”

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In