Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dadkii ka Barakacay Qansaxdheere oo dib u soo laabanaya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dadkii ka Barakacay Qansaxdheere oo dib u soo laabanaya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Degmada Qansaxdheere ayaa sheegay in ay dib ugu soo laabanayaan Degmada Dadkii kabarakacay xilli ay soo hagaageeyso Xaaladda Amni ee Dagmadaas.

Guddoomiyaha Dagmada Qansaxdheere Isaaq Cabdi Maxamed ayaa sheegay in Dadka dagmada ku soo laabanaya ay isku diyaarinayaan Tacbashada Beerahooda Madaama Dhawaan la filayo deegannadaas in ay ka Curtaan Roobkii Dayrta.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dhanka kale Guddoomiyaha ayaa tilmaamay in Dagmada Qansaxdheere ee Gobolka Baay ay Aad ugu Yaryihiin Adeegyada Bulshada Aas Aasiga u ah sida Caafimaadka , Ganacsiga,  waxbarashada iyo Adeegyo kale.

“Caafimaad wax layiraah majiraan wax kaloo Horumar ahna majiraan Ganacsi Shaqaynaayana ma jiro” Ayuu yiri guddoomiye Isaaq Cabdi.

Dagmada Qansaxdheere ee Gobolka Baay oo ka mid ahayd meelihii dhawaan Laga saaray kooxda Argagixisada ah ee Alshabaab ayaa laga dareemayaa saan Saan muujinaysa in dadkii halkaasi ka barakacay ay dib ugu soo laabanayaan.

Dadkaas oo isugu jira kuwo ka Cararay Dagaalkii kooxda shabaab looga saaray halkaas iyo kuwo kale oo ka Cararay Abaaro dagmadaas ka jiray.

Previous Post

Guddiga Xuduudaha oo Sheegay in la xoojinayo kulamada uu la yeelanayo qaybaha bulshada

Next Post

Duqa Cusub ee Magaalada Boosaaso oo Xilka la wareegay

Next Post
Duqa Cusub ee Magaalada Boosaaso oo Xilka la wareegay

Duqa Cusub ee Magaalada Boosaaso oo Xilka la wareegay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In