Monday, September 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dadweynaha Balanbal oo markii ugu horaysay Taarkiikhda dooranaya Duq Magaalada

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Dowlad Goboleedka Galmudug oo maamul cusub u magacaabay Balanbal “Akhriso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhawaan waxaa ay Bulshada degmada Balanbal Qorshaynayaan Doorashada Guddoomiyaha degmada, kaas oo ku imaanayo nidaamka Dowladaha Hoose kaasi oo loo marayo habka Gole deegaan.

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaraada Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Galmudug oo ku Sugan Degmada Balanbal ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegtey in inta badan la soo Doortay Xubnaha Xildhibaannada Golaha deegaanka degmada, kuwaasi dhawaan la dhaarin doono.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

September 20, 2026
MADAXWEYNAHA JFS OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY WAFDI SARE OO KA SOCDA CIIDANKA CIRKA DOWLADDA PAKISTAN

MADAXWEYNAHA JFS OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY WAFDI SARE OO KA SOCDA CIIDANKA CIRKA DOWLADDA PAKISTAN

September 20, 2026

Maamulka Golaha deegaan ee dagmada Balanbal ayaa dhowr jeer oo hare waxaa ku yimid dib u dhac ka dib Kala aragti duwanaasho dhanka beelaha ee habka wax Qaybsiga xubnaha Golaha deegaanka.

Haddii sida hadda Socoto ee la Qorshaynayo uu u hirgalo dhismaha Golaha Deegaanka ee Maamulka degmada Balanbal waxa ay noqonaysaa dagmadii labaad ee Galmudug oo uu ka hirgalo nidaamka maamul ee isdoorashada Golaha deegaan.

Deeq Cabdi jamac oo ka mid ah xubnaha la Doortay ee Xildhibaanada Golaha deegaan degmada Balanbal ayaa sheegey in codkiisa uu ku matalayo bulshada deegaanka,  uuna ugu dooridoon doono qof u dan ah Bulshada Degmada.

Previous Post

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo shir ka yeelan doono arrimaha Soomaaliya.

Next Post

Wasaradda Waxbarashada oo qalab ku wareejisay Wasaaradda Warfaafinta “SAWIRRO”

Next Post
Wasaradda Waxbarashada oo qalab ku wareejisay Wasaaradda Warfaafinta “SAWIRRO”

Wasaradda Waxbarashada oo qalab ku wareejisay Wasaaradda Warfaafinta “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

September 20, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa kulan la qaatay Guddiga Madaxa Bannaan ee...

MADAXWEYNAHA JFS OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY WAFDI SARE OO KA SOCDA CIIDANKA CIRKA DOWLADDA PAKISTAN

MADAXWEYNAHA JFS OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY WAFDI SARE OO KA SOCDA CIIDANKA CIRKA DOWLADDA PAKISTAN

September 20, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay...

Wasiirka Gaashaandhigga oo qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan

Wasiirka Gaashaandhigga oo qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan

September 20, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah oo...

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya

September 20, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In