Friday, March 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dagaalladii dib ugu bilowday gobalka Tigre oo galay maalintii Afaraad

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Dagaalladii dib ugu bilowday gobalka Tigre oo galay maalintii Afaraad
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa maalintii afaraad oo xariir ah gobalka Tigreda ka socda Dagaallo u dhaxeeyay ciidamada dowlada fedaraalka  Itoobiya iyo maleeshiyaadka Tigray-ga ee TPLF.

Dagaaladan ayaa soo afjaray xabad joojin muddo Shan bilood ah socotay oo u dhaxeeyasay labaa dhinac, waxaana hadda halkaasi ka furmay waji dagaalka oo horleh.

Related posts

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

March 13, 2026
Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

March 13, 2026

Dagaaladan dib uga soo cusboonaaday waqooyiga Itoobiya ayaa sii xoogeysanaya, iyadoo  la soo warinaayo duqeyma dhanka  Cirka ah oo lagu garaacayo jiidaha hore ee dagaalka.

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa Maalintii Khamiista, dib u cusbooneysiiyay baaq uu u jeediyay dowladda Itoobiya iyo Jabhadda Tigrayga, taasi oo ku aaddaneed in si degdeg ah loo joojiyo colaadda, dib loo soo celinayo wada-hadalladii siyaasadeed ee labada dhinac.

Previous Post

Shirka caalamiga ah ee TICAD8 oo si rasmi ah uga furmay Tunis

Next Post

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Qaabilay Wafdi Ka Socday Hay’adda Boqor Salmaan

Next Post
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Qaabilay Wafdi Ka Socday Hay’adda Boqor Salmaan

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Qaabilay Wafdi Ka Socday Hay’adda Boqor Salmaan

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

March 13, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka XFS, Maxamed Xaashi Carabey oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa ka warbixiyay sare u kaca...

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

March 13, 2026
0

Mas'uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay xaflad lagu maaamuusaayey maalinta caalamiga ah ee wacyigelinta cudurka biyaha indhaha...

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In