Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dagaalo maanta mar kale ka dhacay gobolka Nugaal iyo qasaaro loogu gaystay Al-Shabaab

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dagaalo maanta mar kale ka dhacay gobolka Nugaal iyo qasaaro loogu gaystay Al-Shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dagaalo kale oo goos-goos ah ayaa lagu soo waramayaa in maanta mar kale ay ka dheceen deegaannada gobolka Nugaal halkaas oo ay isku hor  fadhiyeen ciidamada maamulka Puntland iyo maleeshiyaadka Al-shabaab, waxaana lagu soo waramayaa in maanta mar kale ay dagaalo goos goos ah ka dheceen deegaannadii la isku hor fadhiyay islamarkaana qasaara fara badan loogu gaystay kooxaha Argagixisada ee deegaanadaasi weerarka ku soo qaaday.

Goob-jooge ku suganaa deegaanadii ay dagaaladu ka dheceen oo la hadlay VOA ayaa sheegay in inka badan 20 maleeshiyaad ah looga dilay dagaalka kooxaha argagixisada ah kuwaaas oo qaar ka mid ah maydadkoodu ay arkeen dadka deegaanka, ciidanka maamulka Puntland ayaa iyaguna dhankooda xaqiijiyay in tira ka tirsan dagaalamayaasha Kooxda argagixisada ah ee Al-shabaab ay ku dileen dagaalkii maanta.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026

Dagaalo culus ayaa dhacay maalmihii arbacada iyo Khamiista kuwaas oo maamulka Puntland uu sheegay in ay ku dileen tira ka tirsan kooxaha argagixisada ah ee Al-shabaab.

Ugu dambeyn, dagaalada maanta ayaa ku soo beegmaya xilli dowladda dhexe ee Soomaaliya ay gaarsiisay maamulka Puntland Hub iyo Saanado military si ciidanka maamulka Puntland ay ugu kaashadaan dagaalka ay kula jiraan kooxaha argagixisada kuwaas oo markii lagaga adkaatay Koofurta Soomaaliya damcay in ay u wareegaan dhinaca xeebaha ku teetsan Puntland hasa ahaatee maamulkaPuntland oo kaashaneysa shacabkeeda iyo dowladda dhexe waxey soo gabagabeyneysaa damaca kooxahaasi Argagixisada ah.

Previous Post

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

DAAWO:- Barnaamijka Kulanka Todobaadka Radio Muqdisho Iyo SNTV

Next Post
DAAWO:- Barnaamijka Kulanka Todobaadka Radio Muqdisho Iyo SNTV

DAAWO:- Barnaamijka Kulanka Todobaadka Radio Muqdisho Iyo SNTV

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In