Wednesday, March 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dahabshiil oo ku guulasatay laba abaalmarin caalami ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Dahabshiil oo ku guulasatay laba abaalmarin caalami ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkadda Dahabshiil ayaa ku guulaysatay laba abaal-marin oo caalami ah, kuna saabsan Maamul Wanaagga Adduunka (Global Good Governance.)

Abaalmarinadan oo ay bixisay hay’adda CambridgeIFA, oo ah hay’ad caalami ah oo ka shaqeysa Maamul Wanaagga Adduunka, ayaa kala ah “Adeegyada ugu Wanaagsan Qurba-joogta” iyo “Xawaaladda ugu Fiican”
Abaalmarintu waxay xaqiijinaysaa in heerarka adeegyada shirkada Dahabshiil gaartay sida xawaaladaha caalamiga ah ee Adduunka, iyagoo bixiya adeegyo fudud, degdeg ah, macaamil ganacsi oo sugan adduunka oo dhan.

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI

March 11, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Cadaaladda XFS oo soo saartay Liiska Nootaayooyinka sharciyaysan

March 11, 2026

Cabdirashiid Ducaale, oo ku hadlayay magaca shirkadda Dahabshiil ayaa u mahadceliyey qaban-qaabiyayaasha sida ay u qireen shaqada ay Dahabshiil qabato.
waxa uu intaa ku daray in hadafka shirkadu yahay inay u fududeyso bulshooyinka jilicsan ee ku nool meelaha fog sidii ay u gaarilahaayeen lacagaha loo soo diro.

Ducaale ayaa u mahadceliyey macaamiisha Dahabshiil, hawlwadeennada, wakiillada iyo taageeradooda joogtada ah, ayna ku faraxsanyihiin abaalmarinta ay ku guuleysteen.

Previous Post

Duqa Muqdisho oo ganacsatada uga tacsiyadeeyay dabka ka kacay Suuqa Banaadir

Next Post

Dhagarqabe ka tirsan argagixisada oo gacanta lagu dhigay

Next Post
Dhagarqabe ka tirsan argagixisada oo gacanta lagu dhigay

Dhagarqabe ka tirsan argagixisada oo gacanta lagu dhigay

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka aan...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Cadaaladda XFS oo soo saartay Liiska Nootaayooyinka sharciyaysan

March 11, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS ayaa waxa ay si rasmi ah ula wadaagaysaa dadweynaha iyo dhammaan daneeyaasha liiska...

Kulanka hagista mashruuca Koronto-gelinta Kooban ee Afrika oo lagu qabtay Muqdisho

Kulanka hagista mashruuca Koronto-gelinta Kooban ee Afrika oo lagu qabtay Muqdisho

March 11, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS mudane Maxamed Cabdullaahi Faarax ayaa shir guddoomiyay kulanka hagista iyo isku dubbaridka mashruuca...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal guuleystay ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo horey ugu dhuumaaleysanayeen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In