Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dalada Haweenka Hurumarinta Saxaafadda Soomaaliyeed oo Tacsi u dirtay Saxafiyiinti ku geeriyootay qaraxii jazeera,

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caafimaadka iyo Xeer ilaaliyaha Qaranka oo booqday dhaawacyada isbitaalka Madiina+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

“Inaa Lilaahi wa inaa Ilaahi Raajicuun,

Dalada Haweenka Hurumarinta Saxaafadda  Soomaaliyeed ee WOMDU  ayaa waxa uu tacsi u dirayaan dhamaan Saxafiyiinta  Soomaaliyeed, gaar ahaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Maxamed Cabdikarim Macalin oo ahaa wakiil wareedka Universal ee Gobolka Gedo, iyo  weriye Cabdixakiim Maxamed Cumar, weriyayaasha geeriyooday ayaa  u kala shaqeynayay telefishinka universal iyo Idaacadda SBC kuwaasoo ku geeriyooday falkii argagixiso ee ka dhacay Hotelka Jazeera ee Magaalada Muqdisho.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Marxuumiinta ayaa marka qaraxu ku dhacay isaga iyo Salmaan Saciid ay garoonka ka dooneen weriye Cabdixakiim

Waxaa ilaahay uga baryeynaa in uu Janadii fardowsa ka waraabiyo ehelkii uu ka dhintay samir iyo iimaan alaha nagawada  siiyo

Waxaa sidoo kale ku dhaawacmay weriye Salmaan Saciid oo u shaqeynayay Telefishinka Universal  Allaahay caafimaad taam  ah siiyo dhaawac ka soo gaaray isha bidix iyo gacanta bidix, isagoo qaraxii Hotel Jazeera uu ku dhaawacmay. Waxaana la geeyayay  isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ilaajay waxaan uga baryaynaa inuu caafimaad taam ah ilaahay siiyo Aamiin

Waxaa  Dalada canbaaraynaysaa qaraxa ismiidaaminta  aheed iyo cidii ka danbay

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Next Post

Shirka New Deal oo lagu wado in saacadaha soo socda uu ka furmo Muqdisho

Next Post
Xoojinta amniga degmada Xamarweyne oo laga shiray “SAWIRRO”

Shirka New Deal oo lagu wado in saacadaha soo socda uu ka furmo Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In