Monday, October 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Dalka Zimbabwe oo ka bilaabatay tirinta codadka doorashada ka socotey

admin by admin
8 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Dalka Zimbabwe oo ka bilaabatay tirinta codadka doorashada ka socotey
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dalka Zimbabwe ayaa waxaa ka bilaabatay tirinta codadka doorashada iyadoo doorashadan ay tahay tii ugu horeysay ee ka dhacda dalkaas tan iyo markii talada laga tuuray Robert Mugabe.

Tirada Murashixiintaย  ayaa u tartamaysa xilka Madaxweynaha dalka Zimbabwe ayaa gaartey ย 33 Murashax, iyadoo hogaamiyaha xisbiga ZANU-PF Madaxweyne Emmerson Mnangagwa oo 75 jir ah, uu si adag ula tartamayo hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ninka 40 jirka ah Nelson Chamisa.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026

Dadka u soo baxay inay codadkooda dhiibtaan ayaa aad u sareysay iyadoo dad ka badan shan malyan oo ruux loo diiwaangeliyay inay codeyn karaan.

Waxaana markii ugu horeysay ay goobjoogayaal caalami ay ka soo qayb galaan doorasha dalkaasi ย tan iyo sanadkii 2002-dii

goobjoogayaasha iyo kormeerayaasha ย doorashadan ka socday qaarada Yurub iyo Maraykanka.

Doorashooyinkii hore e ka ย dhici jirey dalka Zimbabwe ayaa waxaa hareyn jirey cabsi gelin iyo hanjabaadyo ka imanaya Maamulka xilka hayey balse doorashada ย dhacday ayaa ย ahayd mid ku dhacday jawi nabdoon.

Elmar Brok madaxa goobjoogayaasha ka socday Midowga Yurub ayaa sheegay in doorashada ay ku dhacday si wanaagsan balse meelaha qaar aan si wanaagsan loo habeyn.

Dalka Zimbabwe ayaa doorashadan ay dhacday iyadoo uusan wax lug ah ku lahayn Robert Mugabe oo muddo dheer soo xukumayay dalka ku yaal Koofurta Afrika.

Natiijada doorashada ayaa la filayaa in lagu dhowaaqa maalinta Sabtida ee soo socota, waxaana doorasho labaad la geli doonaa haddii uusan musharax helin codad ka badan boqolkiiba konton. Doorashada labaad ee ku celiska ah ayaa la qorsheeyay in ay dhacdo bisha September ee soo socota.

Previous Post

Maraykanka oo sheegay in Kuuriyada Waqooyi ay samaysanayso gantaalo cusub

Next Post

Wadahadalada Siiriya oo dib u bilowday

Next Post
Wadahadalada Siiriya oo dib u bilowday

Wadahadalada Siiriya oo dib u bilowday

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay natiijada baaritaanada Ebola iyo dhammeystirka habraacyada karantiilka Muwaadinkii Soomaaliyeed ee la xaqiijiyo in uu xiriir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

October 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta u amba baxay magaalada...

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

October 24, 2026
0

Ciidamada Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In