Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danjiraha cusub ee dowladda Soomaaliya u magacawday South Africa oo xilka la wareegay+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Danjiraha cusub ee dowladda Soomaaliya u magacawday South Africa oo xilka la wareegay+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan uu Xafiiska kula wareegayay Danjiraha cusub ay Dowladda Soomaaliya u magacaabday Dalka K/Afrika ayaa lagu qabtay Xarunta Safaaradda ee Magaalada Pretoria.

Kulankan shaqada uu kula wareegayay Danjire Jamal Mohamed Barrow oo ay goob jog ka ahaayeen Shaqaalaha iyo Madaxda Safaaradda ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay Qunsulka ahna Sii Hayihii hore ee Safaaradda,mudane Maxamed Cali Mire( Nabadoon) waxa uu ugu horeyn ka warbixiyay maraxaladihii ay soo martay mudadii isagoo ku wareejiyay Dikomintiyadii Safaaradda.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

โ€œSafaaradaan waxaa la furay bishii Febraayo 2013 illaa hadane waxay ahayd,waxaa Safaaraddan ka shaqeeya waxaa ka shaqeeya Diblomaasiin,Uqeybsanayaal iyo Shaqaale hoose waxey ka shaqeynaayaan illaa xilligii la furay wayna u dhabar adeegeen waxaan iska codsanaynaa inaan dadaalkeena sii laba jibaarno shaqadeenaโ€ayuu yiri Qunsulka.

Danjiraha ay Dowladda Soomaaliya,Danjire Jamal Maxamed Barrow oo ugu dambeyntii hadalo kooban ka jeediyay Kulanka shaqo kala wareegidda ayaa u mahadceliyay sida ay howlwadeenada ugu dhabar adeegeen howlaha Safaaradda waxa uuna mar labaad kula dardaarmay u adeegidda Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan K/Afrika.

โ€œ Taarikhiyan hadii aan Safaaradda idinkaga waramo,waa Safaaradda kaliya ee Soomaaliya leedahay oo ay Jaaliyad furato taasna waxay ii noqotay dhiiragalin,Safaaradan waxaa loogu dan leeyahay laba arin oo kala ah inay hagaajiso xiriirka ay Soomaaliya iyo K/Afrika, labo xiriirkii iyo sumacadii ay Soomaaliya la leedahay Wadamada Caalamka soo celiso,waayo Wadankaan waxaa jooga Wadamo badan oo Caalamka Safaaradahooda,tan sedexaad waxa waaye inay u adeegto bulshada ku dhaqan ee Soomaalida ah inay danahooda ka shaqeeysoโ€ayuu hadalkiisi sii raaciyay.

Gabagabada Kulanka ayaa waxa uu Qunsulku ku wareejiyay Dikomintiyadii ay lahayd Safaaradda iyadoo uu kulanka kusoo idlaaday jawwi farxadeed.

danjire unnamed unnamed (1) unnamed (2) unnamed (3) unnamed (4) unnamed (5) unnamed (6) unnamed (7) unnamed (8) unnamed (9) unnamed (10) unnamed (11)

Previous Post

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Taliye ku xigeenka Booliiska oo maanta kormeeray saldhigga booliiska degmada Beledweyne

Next Post
Taliye ku xigeenka Booliiska oo maanta kormeeray saldhigga booliiska degmada Beledweyne

Taliye ku xigeenka Booliiska oo maanta kormeeray saldhigga booliiska degmada Beledweyne

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In