Wednesday, March 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danjiraha JFS ee Suudaan oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee Itoobiya dalkaasi u fadhindoona+sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Danjiraha JFS ee Suudaan oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee Itoobiya dalkaasi u fadhindoona+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo muhiimka ahaa ee dhexmaray Safiirada Dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya u jooga waddanka Suudaan ayaa  ka dhacay xafiiska Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Amb Maxamed Sheekh Isxaaq uu ku leeyahay magaalada Khaartuum ee xarunta dalkaasi.

Wuxuu ka dambeeyay kulankan kadib markii Safiirka cusub ee Itoobiya u fadhindoona dalkaasi Suudaan(Yibeltal Aemero Alemu) uu booqasho rasmi ah ku tagay safaaradda Soomaaliya ee Suudaan,si ay uga wada hadlaan wada shaqeynta labada dhinaca.

Related posts

Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo gabagabeeyay “SAWIRRO”

Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo gabagabeeyay “SAWIRRO”

March 18, 2026
Tartamayaasha Degmada Hodan oo caawa ku guuleystay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Hodan oo caawa ku guuleystay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

March 17, 2026

Amb Maxamed Sheekh Isxaaq Danjiraha Soomaaliya ee Suudaan ayaa Wakaaladda Wararka (SONNA) u sheegay in uu xafiiskiisa ku qabilay danjiraha Itoobiya ee Suudaan,wuxuuna intaasi ku daray in ay ka wada hadleen labada mas’uulba sidii loo adkeyn lahaa xiriirka labada dal.

“Waxaa maanta booqasho iigu yimid xafiiskeyga safaaradda Khaartuum,Danjiraha Dowladda aan saaxiibada dhownahay ee Itoobiya u fadhindoona Dalkan Suudaan,Amb (Yibeltal Aemero Alemu),waxaana ka wada hadalnay sidii loo adkeyn lahaa xiriirka labada dal”.ayuu yirii Danjire Maxamed Sheekh Isxaaq.

Safiirkasta oo dal u fadhiya dal kale waxyaabaha ugu muhiimsan ee looga fadhiyo waxaa kamid ah sidii kor loogu qaadi lahaa xiriirada dhinaca diplomaciyadda oo uu dalkiisa la leeyahay wadanka kale,mas’uuliyiinta safaaradaha Soomaaliya ee dalalka Caalamka oo hoostaga wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa muddooyinkii ugu dambeeyey dadaal xoogan ugu jiray kor u qaadista siyaasadda arrimaha dibadda dalka iyo diplomaasiyadda.

Tags: Danjiraha JFS ee Suudaan oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee Itoobiya dalkaasi u fadhindoona+sawirro
Previous Post

Sii hayaha Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan fogaan arraga la qaatay Hay’addaha IMF iyo World Bank+Sawirro

Next Post

Kiiska Muwaadin Soomaaliyeed oo Dowladda Denmark sharcigii kala noqotay oo maxkamad horyaala

Next Post
Kiiska Muwaadin Soomaaliyeed oo Dowladda Denmark sharcigii kala noqotay oo maxkamad horyaala

Kiiska Muwaadin Soomaaliyeed oo Dowladda Denmark sharcigii kala noqotay oo maxkamad horyaala

Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo gabagabeeyay “SAWIRRO”

Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo gabagabeeyay “SAWIRRO”

March 18, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...

Tartamayaasha Degmada Hodan oo caawa ku guuleystay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Hodan oo caawa ku guuleystay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

March 17, 2026
0

Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

March 17, 2026
0

Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In