Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danjiraha Soomaaliya ee dalka Suudaan oo kulan casho ah la qaatay Fanaan Nimcaan Hilaac-Sawirro

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Danjiraha Soomaaliya ee dalka Suudaan oo kulan casho ah la qaatay Fanaan Nimcaan Hilaac-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo ahaa mid casho ah isla markaana ay soo qabanqaabisay Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Suudaan ayaa waxaa ka  ka qeyb galay Safiirka Dowladda Soomaaliya ee Dalka Suudaan Mudane Maxamed Cabdulaahi Ugaas Faarax, guddoomiyaha Jaaliyaddda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan Cabdi wali xasan xuseen Fadiilatu, La taliyaha kowaad Ee safaradda Abuukar Boston, u qeybsanaha Warfaafinta Safaaradda Fiidow Maxamuud Fiidow iyo Suldaan Kamaal oo Ka mid ah guddiga abaaraha ee ka jira dalka Suudan.

U jeedka kulanka ayaa ahaa Sidii loo qaban lahaa bandhig Faneed Gacan looga geysanayo abaaraha ka jira dalkeena Soomaaliya kaas oo uu qaban doono fanaan Nimcaan Cabdiraxman oo ku sugan dalkaasi.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Danjiraha Safaaradda Soomaaliya ee Daka Suudaan  Maxamed C/llahi Ugaas oo la hadlayay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in la qaban doono bandhiggaan si dhaqaalo loogu uruuriyo dadka ay abaaruhu sameeyeen.

Dhanka kale Nimcaan Cabdiraxmaan Xasan (Nimcaan Hilaac) oo  la hadlayay warbaahinta qaranka ayaa ka codsaday dhamaan Soomaalida ku nool  magaalada Khartoum ee dalka suudaan  inay ka soo qayb galaan bandhigan lagu Caawinaayo walaalahood dhibaateysan

Dhawaan aayaa guddi heer qaran ah  oo ka kooban 15 lagu doortay Caasimadda Khartoum ee Dalka Suudaan  kuwaas oo ka qeyb qadan doona gurmadka loo fidinayo dadka ay abaartu saameysay.

Sawir Qaade Yuusuf  Maxamed Macalin (Yuusuf Kashmiir)

Previous Post

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo Cambaareeyay Falkii lagu dilay dad Soomaaliyeed oo Marayay Xeebaha Yemen

Next Post

Ciyaaryahan u dhashay Mareykanka oo ka hadlay abaarta Soomaaliya.

Next Post
Ciyaaryahan u dhashay Mareykanka oo ka hadlay abaarta Soomaaliya.

Ciyaaryahan u dhashay Mareykanka oo ka hadlay abaarta Soomaaliya.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In