Thursday, January 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Afrika

Danjiraha Soomaaliya ee Dalka Uganda oo kulan la qaatay  ardayda  waxkabarata dalkaas

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Afrika
0
Danjiraha Soomaaliya ee Dalka Uganda oo kulan la qaatay  ardayda  waxkabarata dalkaas
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka Soomaaliya ee dalka Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud ( Cali Cagabaruur ) ayaa kulan xog waraysi ah la qaatay ilaa 200 oo arday oo ka mid ah ardayda Soomaaliyeed ee Uganda waxkabarata.

Kulankan oo ay goobjoog ka ahaayeen guddoomiyaha ururka ardayda Soomaaliyeed, 2 guddomiye oo horay usoo qabtay hogaanka ardayda iyo guddoomiyaha jaamacadaha ayaa waxaa halkaas ka hadlay qaar ka mid ah ardayda kulanka kasoo qeyb gashay.

Related posts

Wasiir Roobow “Luuqadaha lagu tarjumayo khudbadaha maalmaha Xajka waxaa lagu soo daray luuqada Soomaaliga”

Wasiir Roobow “Luuqadaha lagu tarjumayo khudbadaha maalmaha Xajka waxaa lagu soo daray luuqada Soomaaliga”

June 3, 2025
Cabdiqaasim Salaad Xasan ”Somaliland waa gobol ka mid ah Soomaaliya heshiisna lama gali karo dal sida Ethiopia“.

Cabdiqaasim Salaad Xasan ”Somaliland waa gobol ka mid ah Soomaaliya heshiisna lama gali karo dal sida Ethiopia“.

January 12, 2024

Uqeybsanaha waxbarashada ee safaarada Mudane Liibaan Deerow oo halkaas ka hadlay ayaa ardayda uga digay in ay sameystaan documentiyo been abuur ah ayna ku mutaysan karaan in la xiro kadibna dalka laga dhoofiyo.

Danjire Cali Cagabaruur ayaa ardayda u sheegay in ka shaqeeyaan midnimada

Sidoo kale Danjiraha ayaa ardayda u balan qaaday in marka ay doonaan la kulmi karaan safiirka.

Safiirka Soomaaliya ee dalka Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud ( Cali Cagabaruur ) ayaa ugu dambeyntii sheegay in doorashadooda xor u yihiin.

Danjiraha Soomaaliya ee dalka Uganda ayaa waday dhawaanahaanba kulamo uu la yeelanayo qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ee Uganda ku nool.

Previous Post

Xaaladda Ethiopia oo Cakiran

Next Post

Madaxweyne Laftagareen oo Kulan  la yeeshay guddoomiye Mursal

Next Post
Madaxweyne Laftagareen oo Kulan  la yeeshay guddoomiye Mursal

Madaxweyne Laftagareen oo Kulan  la yeeshay guddoomiye Mursal

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Ganacsato

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Ganacsato

January 21, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaliya, Mudane Jamal Maxamed Xasan ayaa maanta kulan la yeeshay xubno ka tirsan...

Somalia Ratifies the IGAD Treaty

Somalia Ratifies the IGAD Treaty

January 21, 2026
0

The Federal Republic of Somalia is pleased to announce the ratification of the new Intergovernmental Authority on Development (IGAD) Treaty,...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo Ansixisay Heshiiska Urur-Goboleedka IGAD

January 21, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si rasmi ah u ansixisay Heshiiska Urur-Goboleedka IGAD, iyadoo noqotay dowladdii shanaad ee ansixisa, taas oo...

Iskaashiga Diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo sii xoogaysanaya

Somalia Thanks China for Continued Support and Strong Bilateral Cooperation

January 21, 2026
0

The Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, led by H.E. Abdisalam Ali ,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In