Tuesday, March 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danjiraha Soomaaliya ee Suudaan & Wasiirka Warfaafinta Dalkaasi oo ka wada hadlay arrimo muhiim ah.

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Danjiraha Soomaaliya ee Suudaan & Wasiirka Warfaafinta Dalkaasi oo ka wada hadlay arrimo muhiim ah.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Suudaan mudane Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa kulan kula qaatay magaalada Khaartuum ee xarunta Dalka Suudaan wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska dalkaasi Suudaan mudane Faysal Maxamed Saalax.

Amb Maxamed Sheekh Isxaaq oo Wakaladda Wararka(SONNA) u waramay ayaa sheegay in isaga iyo wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Suudaan ay ka wada hadleen arrimo muhiim u ah xoojinta xiriirka walaaltinimo,iyo kan wax wada qabsi ee ka dhexeeya labada dal,sida dhaqanka,Dalxiiska,Warbaahinta iyo wacyigelinta guud.

Related posts

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad โ€œSAWIRROโ€

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad โ€œSAWIRROโ€

March 9, 2026
๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ฅ๐š ๐ช๐š๐š๐ญ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š

โ€œRuntii wasiirka waxaan ka wada hadalnay arrimo badan,waxaana kamid ah adkeynta xiriirka labada dal,in ay gacan weyn ka geysan doonaan tababaro quseeya,Warbaahinteena,wadaaga arrimaha dalxiiska,Dhaqanka,Horumarinta Keyda Radio Muqdisho,isdhexgal bulshada labada dal,sida in wasiirka warfaafinta Dahqanka iyo dalxiiska Soomaaliya uu yimaado Suudaan,kan Suudaan uu Soomaaliya booqdo,in ay ka qeybgalaan furitaanka Tiyaatarka Qaranka Soomaaliyeed oo dib loo dhisay,isdhaafsiga wacyigalin guud arrimahaasi iyo kuwo kale oo badan ayaan isla garanayโ€.ayuu yiri danjiraha Soomaaliya ee Suudaan Maxamed Sheekh Isxaaq.

Sidoo kale Amb Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa Wakaaladda SONNA u sheegay in ay isku afgarteen sidii loo soo nooleyn lahaa xiriiro badan oo taariikhi ahaa kuwaasi oo ka dhexeeyay Soomaaliya iyo Suudaan,iyadoo loo marayo siyaasadda arrimaha Dibadda ee madaxweynaha JFS iyo raโ€™iisul wasaaraha Soomaaliya,waxaana dalkaasi Suudaan tagaya oo lagu casuumayaa fanaaniinta Qaranka ee Hobalada Waaberi,si loo muujiyo is dhexgal dhinaca dhaqanka labada dal.

โ€œbisha Oct, ee soo socota waxaa dalkan Suudaan lagu qabanaya bandhiga Carwada Buugaagta(buugfair) waxaa lagu casuumayaa aqoonyahanada Soomaaliyeed,si ay halkaasi ugu soo bandhigaan aragtidooda ayna u muujiyaan dowrkoodi,taasina waa qeyb kamid ah fursadaha lagu heli karo is dhexgal bulsho oo labada dhan ahโ€. Ayuu yiri Danjire Maxamed Sheekh Isxaaq.

Dalka Suudaan ayaa kamid ah wadamada xiriirka wanaagsna la leh Soomaaliya,sidoo kale waxaa jira xiriir soo jireen ahaa oo dhankasta leh oo ka dhexeeya labada dal,iyadoo Suudaan ay si weyn u soo dhaweyso ardayda Soomaaliyeed oo deeqo waxbarasho ah ay siiso sanadkasta.

Previous Post

Taliska AFRICOM oo shaaciyay in duqeyn lagu dilay xubin ka tirsan argagixisada Al-Shabaab

Next Post

Shir looga hadlayay bixitaanka ciidamada AMISOM oo Kampala ka dhacay “Sawirro”

Next Post
Shir looga hadlayay bixitaanka ciidamada AMISOM oo Kampala ka dhacay “Sawirro”

Shir looga hadlayay bixitaanka ciidamada AMISOM oo Kampala ka dhacay "Sawirro"

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad โ€œSAWIRROโ€

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad โ€œSAWIRROโ€

March 9, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ฅ๐š ๐ช๐š๐š๐ญ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ฅ๐š ๐ช๐š๐š๐ญ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š

March 9, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku booqday Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha...

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

March 9, 2026
0

Magalada Muqdisho ayaa martigelisay munaasabad lagu daahfurayay Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya, taas oo si wadajir ah u...

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

March 9, 2026
0

Dekedda Weyn ee Muqdisho ayaa si rasmi ah ugu biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekedaha International Association of Ports and...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In