Thursday, February 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danjiraha Soomaaliya ee Turkiga oo ka qeyb-galay casho sharaf loo sameeyey ciyaartooy Soomaali ah oo ka qeyb galay Tartanka Feerka Aduunka + Sawirro

caqiil by caqiil
7 years ago
in Wararka
0
Danjiraha Soomaaliya ee Turkiga oo ka qeyb-galay casho sharaf loo sameeyey ciyaartooy Soomaali ah oo ka qeyb galay Tartanka Feerka Aduunka + Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa magaalada Istanbuul lagu qabtay xalay munaasabad casho sharafeed ah oo   lagu so dhaweynayay isla markaana lagu abaal marinayay Aadan Axmed iyo Ramlo Cali oo ahaa ciyaartoydii Soomaaliya uga qeyb galay tartanka feerka Aduunka oo ka dhacay magalada Istanbul ee dalka Turkiga.

Waxaa goobjoog ka ahaa Danjiraha Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Turkiga Danjire  Jaamac Cabdullahi Maxamed caydiid, Gudoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed, Qeybaha kala duwan ee bulshada, sida haweenka, ganacsatada iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga.

Related posts

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Xeer-ilaaliyaha Sanduuqa Qaranka ee Maareeynta Musiibooyinka

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Xeer-ilaaliyaha Sanduuqa Qaranka ee Maareeynta Musiibooyinka

February 5, 2026
Wasiirka Xanaanada Xoolaha Galmudug oo Kormeeray Suuqa Xoolaha

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Galmudug oo Kormeeray Suuqa Xoolaha

February 5, 2026

Richar Moore oo ahaa Macalinka ciyaartoydii Soomaalida ee Tartanka Feerka ayaa u mahad-celiyay Danjiraha iyo Jaaliyadda oo munaasabadan  casho shaarfta ah soo abaabulay.

Danjiraha  Safaaradda Soomaaliyeed ee wadanka Turkiga oo gabagabadii hadalka qaatay ayaa Jaaliyadda ku amaanay waxqabadka muuqda ee ay la timid tan iyo markii dhidibada loo aasay, isagoona dhinaca kale aad u amaanay ciyaartoyda Feerka doorkii ay ka cayaareen Tartankii feerka aduunka ee ka qabsoomay Magalada Istanbul, waxaana uu guddoonsiiyay bilad sharafta Aadan Axmed iyo Ramlo Cali ay ku sharfeen jaaliyadDa SoomaalIyeed  ee dalka Turkiga.

Previous Post

Ciidanka Xoogga Dalka oo qabtay horjooge ka tirsan Al-shabaab

Next Post

Dhageyso Barnaamijka Midnimo oo is cafinta ku saabsan

Next Post
Barnaamijka Midnimo oo looga hadlay muhiimadda isku duubnida Bulshada Soomaaliyeed

Dhageyso Barnaamijka Midnimo oo is cafinta ku saabsan

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Xeer-ilaaliyaha Sanduuqa Qaranka ee Maareeynta Musiibooyinka

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Xeer-ilaaliyaha Sanduuqa Qaranka ee Maareeynta Musiibooyinka

February 5, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 05 Febraayo 2026:  — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa ayaa lagu soo...

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Galmudug oo Kormeeray Suuqa Xoolaha

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Galmudug oo Kormeeray Suuqa Xoolaha

February 5, 2026
0

Wasiirka Xanaanada Xoolaha ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa kormeer shaqo ku tagay Suuqa Xoolaha iyo xeryaha ay ku nool yihiin...

Culumo uu hoggaaminayo Sheekh Xuseen Cali Jabuuti oo fagaare ah kula hadlay bulshada Balcad

Culumo uu hoggaaminayo Sheekh Xuseen Cali Jabuuti oo fagaare ah kula hadlay bulshada Balcad

February 5, 2026
0

Culumo uu hoggaaminayo Sheekh Xuseen Cali Jabuuti ayaa maanta fagaare kula hadlay bulshada iyo maamulka Degmada Balcad, iyagoo jeediyay dardaaran...

Madaxweyne Xasan oo Hay’adaha dowladda faray in shaqadooda ugu badan ay u weeciyaan gurmadka abaaraha

Madaxweyne Xasan oo Hay’adaha dowladda faray in shaqadooda ugu badan ay u weeciyaan gurmadka abaaraha

February 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqday Xarunta gurmadka degdeg ah ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In