Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Mozambique ee Dalka Ethiopia oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada Dal

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Danjirayaasha Soomaaliya iyo Mozambique ee Dalka Ethiopia oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada Dal
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa kulan looga wada hadlay qodobo dhowr ah oo salka ku haya arrimaha Diblomaasiyadda waxa uu la qaatay ku simaha Safiirka Mozambique ee dalka Ethiopia Mudane Sergio Balio.

Kulankan oo ka dhacay Safaaradda Mozambique ee Addis Ababa ayay labada mas’uul uga wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal iyo adkaynta iskaashiga wadajirka ah si horumaro badan looga gaaro dhinacyada Dawlad wanaaga, ammaanka iyo ganacsiga.

Related posts

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026

Danjire Warfaa, ayaa si gaar ah ugu adkeeyey Ambassador Balio muhiimadda ay Dawladda Soomaaliya u leedahay in ay xasilooni iyo ixtiraam joogto ah ku noolaadaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaasi Mozambique, oo awood dhaqaale iyo mid bulsho intuba kusoo kordhiyay dalkaas.

Previous Post

Ciidamada Kumaandooska Gorgor oo howlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay deegaanka Towfiiq

Next Post

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo Gaalkacyo uga qeybgalay xuska aas aaska Galmudug “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo Gaalkacyo uga qeybgalay xuska aas aaska Galmudug “SAWIRRO”

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo Gaalkacyo uga qeybgalay xuska aas aaska Galmudug "SAWIRRO"

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
0

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa caawa 06:00 PM ciyaar adag oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In