Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danjire Daahir Geelle oo la kulmey Maal qabeen Amir Waliid Bin Talaal “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Danjire Daahir Geelle oo la kulmey Maal qabeen Amir Waliid Bin Talaal “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
Danjiraha Soomaaliya ee u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Mudane Daahir Maxamud Geele ayaa la kulmey Amiir Waliid Bin Talaal Bin Cabdulcasiis oo ka mid ah maalqabeenada oo sida weyn loogu yaqaan aduunka.
Danjiraha ayaa waxaa shirka kala qeyb galey Mudane Salim Macow Xaaji oo ah lataliyaha koowaad isla markaana ah ku xigeenka safiirka iyo Mudane Cali Maxamud Xaaji oo ah lataliyalaha Ganacsiga ee safaaradda.
Danjiraha ayaa marka hore Amiirka ugu mahadceliyey booqashadii taariikhig ahaa ee uu ku yimid magaalada Muqdisho 27 Agoosto, 2011, markaasi uu dalka ka jirey abaaro ba’an. Iyo sidoo kale wuxuu ugu mahadceliyey kaalmadii uu ugu hibeeyey dadkii markaasi abaaraha ku waxyeeloobey, oo uu kaalmadaasi u marsiiyey hey’ada OIC.
Danjiraha ayaa Amiirka u sheegey in Soomaaliya isbedelo waaweyn oo dhinac kastaba ah ka dhacey tan iyo intii safarkiisa waxii ka dambeeyey. Wuxuuna ka codsadey inuu safar kale ku yimaado dalka Soomaaliya si uu u arko isbedelada iyo horumarka laga gaarey dalka.
Danjiraha ayaa Amiirka ka codsadey inuu maalgashi ka sameysto dalka Soomaaliya, asagoo u sharxey fursadaha maalgashiga ee dalka ka jira. Wuxuuna hoosta ka xariiqey in arintan ay dhiiri gelin weyni u noqon doonto dadka kale oo maalqabeenada ah ee doonaaya iney maalgashi ku sameystaan dalka Soomaaliya, waxeyna siin doontaa kalsooni weyn.
WaliidBinTalal20160201_1 WaliidBinTalal20160201_2
Previous Post

Wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Suudaan gaaray ”SAWIRRO”

Next Post

Dadaalo lagu dhisayo rugta ganacsiga galmudug oo cadaado ka socda + Sawirro

Next Post
Dadaalo lagu dhisayo rugta ganacsiga galmudug oo cadaado ka socda + Sawirro

Dadaalo lagu dhisayo rugta ganacsiga galmudug oo cadaado ka socda + Sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In