Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danjire Jabriil oo daah-furay xafladda abaal marinta East Afrika Somali Awards

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
1 year ago
in Wararka
0
Danjire Jabriil oo daah-furay xafladda abaal marinta East Afrika Somali Awards
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflad lagu abaal marinayay ganacsatada Soomaalida ee bariga Afrika, shaqsiyaad iyo shirkado oo la xiriirta abalmarinta bariga Afrika ee sanadkii tegay 2024ka (East Afrika Somali Awards) ayaa xalay lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka.

Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee dalka Kenya, Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Kenya iyo xubno kale oo madasha lagu casuumay ayaa ka qeybgalay.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Danjiraha oo daahfuray madashan ayaa xusay inay tahay markii ugu horeysay oo la qabto xaflad nuucaani oo kale ah oo lagu abaal marinayo bulshada bariga Afrika, isagoo bogaadiyay dadkii isku howlay diyaarinta munaasabaddan taariikhiga ah ee ah East Afrika Somali Awards.

“Waxaan bogaadinayaa Ridwaan iyo team kiisa shaqada quruxda badan ee ay qabteen oo ah in qofkasta lagu abaal mariyo waxa uu muteystay, anigoo ku hadlaya Afka Dowladda Soomaaliya waxaan Hambalyo u dirayaa dhamaan inta ku guuleysatay abaalmarintan”.ayuu yiri Danjire Jabril.

Danjiraha ayaa hoosta ka xariiqay in bulshada Soomaaliyeed ay yihiin dad hal abuur leh, oo markasta bariga Afrika iyo caalamkaba ku soo kordhiyo fursado ganacsi iyo maalgashi intuba, ayna tahay waxa ugu horeeya ee Wakiilada caalamku kala hadlaan Danjire Jabriil.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamse “Doorashadu waa xuquuq dastuuri ah oo uu qof kasto leeyahay”.

Next Post

Madaxweynaha JFS oo soo xiray shirweynaha Qaran ee Xuquuqul Insaanka

Next Post
Madaxweynaha JFS oo soo xiray shirweynaha Qaran ee Xuquuqul Insaanka

Madaxweynaha JFS oo soo xiray shirweynaha Qaran ee Xuquuqul Insaanka

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In