Monday, May 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danjire Jamaal oo Ka Qeyb Galay Munaasabad Lagu Weyneynayay Dhalashada Nabigeena Muxamed NNKH oo Lagu Qabtay Nairobi”Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Danjire Jamaal oo Ka Qeyb Galay Munaasabad Lagu Weyneynayay Dhalashada Nabigeena Muxamed NNKH oo Lagu Qabtay Nairobi”Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad Balaaran oo ay soo qaban qaabiyeen culumaa’udiinka Ahlu Sunna Wajamacaa oo lagu weyneynayay 12 bisha Rabiicul Awal oo ah maalintii uu dhashay nabigeena Muxamed NNKH ayaa maanta lagu qabtay masjidu Saxabah oo ku yaalo wadada 12-aad ee xaafada Islii.

Safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiya dalkani Kenya Jamaal Maxamed Xasan ayaa culumaa’udiinka Ahlu sunna kala qeyb galay xuska weyneynta dhalashada nabigeema Muxamed NNKH.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo furay Tababar ku saabsan Ka Hortagga tabinta Hadallada Naceybka ee xilliyada Doorashooyinka

Wasiirka Warfaafinta oo furay Tababar ku saabsan Ka Hortagga tabinta Hadallada Naceybka ee xilliyada Doorashooyinka

May 3, 2026
Dowladda Soomaaliya oo Xoojinaysa Iskaashiga dhanka Istiraatiijiga ah oo ay la leedahay Hoggaanka UNDP.

Dowladda Soomaaliya oo Xoojinaysa Iskaashiga dhanka Istiraatiijiga ah oo ay la leedahay Hoggaanka UNDP.

May 3, 2026

Danjire Jamaal ayaa kulan la qaatay culumaa’udiinka dhalinyarada ee Ahlu Sunna waljamaaca,iyagoo safiirka kala hadlay sidii xiriir dhaw oo wada sheqeyn oo u dhax mari lahaa safaarada iyo culumaa’udiinka Ahlu Sunna Wajamaaca.

Culumaa’udiinka dhalinyarada ah ee Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa safiirka u soo jeediyay in masaajid lagu daro dhismaha xarunta safaarada Soomaaliya oo hada dib u dhis lagu wado,iyadoo safiirkana uu ka aqbalay soo jeedintooda.

Culumaa’udiinka dhalinyarada ah ee Ahlu Sunna ayaa safiirka gudoonsiiyay kitaab qur’aan ah oo ku turjuman afka English-ka.

Danjire Jamaal Maxamed Xasan ayaa sidoo la kulmay imaamka masjidka Saxaabah Shariif C/laahi Shariif Xasan iyo qaar ka mid ah culumaa’udiinka Ahlu Sunna.

Imaamka Masjidka Saxabah Shariif C/laahi Shariif Xasan ayaa safiirka uga mahad celiyay sida uu uga soo qeyb galay weyneyntay dhalashadii Nabigeena Muxamed NNKH.

Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa xarunta masjidka ka jeediyay muxaadaroyin ku aadan muhiimada ay leedahay in la weyneynyo oo la xasuusto maalintii uu dhashay nabigeena Muxamed NNKH,iyagoo kasheekeyay siiradii nabigeena NNKH.

Danjiraha dowlada Soomaaliya u fadhiya dalkani Kenya Jamaal Maxamed Xasan ayaa munaasabada ka sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay in uu culumaa’udiinka Ahlu Sunna kala soo qeyb galo xuska iyo weyneynta dhalashada nabigeena Muxamed NNKH.

Danjiraha ayaa culumaa’udiinka Ahlu Sunna waljaamaca ugu baaqay in ay mar kasta wanaaga ka shaqeeyaan,ummada soomaaliyeedna faraan wanaaga,xumaantana ka reebaan.

Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa sanadka kasta 12 bisha Rabiicul Awal oo ah maalintii uu dhashay nabigeena Muxamed NNKH ku qabtay caalamka munaasabado ay ku weyneynayaan maalintaasi.

IMG_1509 IMG_1510 IMG_1512 IMG_1519 IMG_1520 IMG_1522 IMG_1523 IMG_1526 IMG_1528 IMG_1529 IMG_1531 IMG_1533 IMG_1536 IMG_1540 IMG_1542 IMG_1543 IMG_1546 IMG_1548 IMG_1552 IMG_1553 IMG_1555 IMG_1560 IMG_1562 IMG_1563 IMG_1567 IMG_1570 IMG_1574 IMG_1575 IMG_1582 IMG_1583 IMG_1585 IMG_1586 IMG_1587 IMG_1588 IMG_1589 IMG_1590 IMG_1591 IMG_1592 IMG_1593 IMG_1594 IMG_1596 IMG_1603 IMG_1621 IMG_1622 IMG_1623 IMG_1624 IMG_1625 IMG_1626 IMG_1627 IMG_1629 IMG_1630

Sawir qaade:- Hassan Omar Baffo

Previous Post

Madaxweynaha iyo wafdi la socday oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

Next Post

Wasiir Odowaa: Kulamadii Madaxweynaha ee B/weyne guul ayey ku soo dhamaadeen

Next Post
Wasiir Odowaa: Kulamadii Madaxweynaha ee B/weyne guul ayey ku soo dhamaadeen

Wasiir Odowaa: Kulamadii Madaxweynaha ee B/weyne guul ayey ku soo dhamaadeen

Wasiirka Warfaafinta oo furay Tababar ku saabsan Ka Hortagga tabinta Hadallada Naceybka ee xilliyada Doorashooyinka

Wasiirka Warfaafinta oo furay Tababar ku saabsan Ka Hortagga tabinta Hadallada Naceybka ee xilliyada Doorashooyinka

May 3, 2026
0

Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...

Dowladda Soomaaliya oo Xoojinaysa Iskaashiga dhanka Istiraatiijiga ah oo ay la leedahay Hoggaanka UNDP.

Dowladda Soomaaliya oo Xoojinaysa Iskaashiga dhanka Istiraatiijiga ah oo ay la leedahay Hoggaanka UNDP.

May 3, 2026
0

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Haadow, ayaa qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada...

Qaar kamid ah Wakiillada Beesha Caalamka oo soo dhaweeyay gogasha wadatashiga ee uu ku dhawaaqay Madaxweyne Xasan Sheekh

Qaar kamid ah Wakiillada Beesha Caalamka oo soo dhaweeyay gogasha wadatashiga ee uu ku dhawaaqay Madaxweyne Xasan Sheekh

May 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay martiqaadka Dowladda...

Maamulka Gobolka Banaadir oo amar dul dhigay shacabka ku dhaqan caasimadda

Maamulka Gobolka Banaadir oo amar dul dhigay shacabka ku dhaqan caasimadda

May 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Waaxda Nadaafadda ee Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Suudi,ayaa ugu baaqay shacabka ku nool caasimadda inay ka taxaddaraan qashinka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In