Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danjire Nicholas Kay oo ka hadlay Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqda Aadanaha

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

WHRD10 December 2014

Munaasabadda Xuquuqul Insaanka, waynu ka hadlaynaa.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Waxaynu cambaareynaynaa maamullada diida xuquuqda qof kasta ama koox kasta.

Waxaynu ku dhawaaqaynaa in xuquuqul insaanka aynu wada leenahay dhammaanteena, waqti walba, cid kastoo anynu nahay iyo meel kastoo aynu ka soo jeedno, si kastaba ha u kala duwanaadeen dabaqadaheenu, fikradaheenu, ujeedkeena xag waliba.

Taasi waa arrin muhim u ah caddaaladda qofka, xasilloonida bulshada iyo horumarka adduunka.

Qaramada Midoobay waxay ilaalinaysaa xuquuqul insaanka waayo taasi waa ujeeddadeena aan ku faanno – dadkuna way ku naalloodaan xuquuqdooda, dhaqaaluhuna wa uu kobcayaa, dalalkuna nabad bay helayaan.

Xadgudubyada loo geysto xuquuqul insaanka ma aha keliya dhibaatooyin qofka loo geysto. Waa gambaleel digniin ah oo ka digaya qalalaanso intaa ka weyn.

Tallaabada Kowaad ee Xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobay waxaa loola jeedaa in lagu dhegeysto digniintaas, Waxaanu u ololeyneynaa annagoo ka jawaabayna xadgudubyadaas – inta ayna isu rogin xasuuq wadareed ama dembiyo dagaal.

Qof kasta wuxuu ka qaybgali karaa, horumarin karaa halganka lagula jiro caddaalad darrada, isu dulqaadasho la’aanta iyo xagjirnimada.

Waxaan ugu baaqayaa Dowladaha inay fuliyaan waajibka ka saaran ilaalinta xuquuqda aadanaha maalin kasta oo ka mid ah sannadka. Waxaan ugu baaqayaa dadka inay la xisaabtamaan dowladahooda. Waxaana ku baaqayaa in si gaar ah loo ilaaliyo dadka difaaca xuquuqda aadanaha oo si geesinimo ah ugu adeega ujeeddada naga wada dhexeysa.

Aynu ka jawaabno oo aynu u gurmano oohinta iyo dhawaaqa dadka lagu xadgudbo, oo aynu xoojino xaqa ay dadkoo dhan u leeyihiin sharaf iyo karaama bani’aadanimo.

 

Previous Post

Guddiga Farsamada ee Mamaul u sameynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud oo tababar u furmay

Next Post

Shaqaale ka tirsan Hay’adaha Maaliyadda dowladda oo tababar loo soo xiray “SAWIRRO”

Next Post

Shaqaale ka tirsan Hay’adaha Maaliyadda dowladda oo tababar loo soo xiray “SAWIRRO”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In