Tuesday, October 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danjire Sidikou oo ka hadlay guulaha ay sida wada jirka ah u gaareen ciidanka AMISOM iyo ciidanka Xoogga dalka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Danjire Sidikou oo ka hadlay guulaha ay sida wada jirka ah u gaareen ciidanka AMISOM iyo ciidanka Xoogga dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ergayga Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya Danjire Maman S. Sidikou oo shir jaraa’id Saxaafadda ugu qabtay saldhigga ugu weyn ee AMISOM ee Xalane ayaa waxa uu uga hadlay qorshyaasha  howlgalka AMISOM iyo guulaha nabad ilaalinta laga gaaray sanadkii la soo dhaafay ee 2014.

Danjire Sidikou ayaa sheegay in AMISOM ay qorsheyneyso  dhameystirka howlgalka lagu xoreynayo  guud ahaan Soomaaliya iyo  tallaabo milateri u adeegsan doonaan gelbinta gargaarka bena’aadanimo ee Al-Shabaab hor istaagtay in uu gaaro dadka u baahan ee kooxdo go’doomisay, waxa uuna beesha caalamka ugu baaqay in dadka go’doominta laga qaaday la gaarsiiyo gar gaar deg deg ah oo aan dib dhicin.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Wakiilka gaarka ee Midowga Africa ee Soomaaliya aya tilmaamay in howlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya uu siiwadi doono taageerada Soomaaliya iyo xoojinta ciidamada xoogga dalka si ay u qaataan mas’uuliyidooda  xilliga loo baahdo in guud ahaan amaanka dalka ay la wareegaan.

Mar uu ka hadlayay guulihii ay si wada jir ah u gaareen ciidamada Midowga Africa iyo xoogga dalka ayuu Maman S. Sidikou  Erga gaar ah ee Midowga Africa ee Soomaaliya uu sheegay in howlgalkii gallareyr lagu xoreeyay ilaa 10 magaalo iyada oo kii Badweynta India Al-Shabaab looga saaray ilaa 8 magaalo oo ay ku jirto magaalada Baraawe, Saldhigii ugu weynaa ee Al-Shabaab ay ka soo abaabuli jirtay  weeraradooda.

Waxa uu sheegay in  ciidamada Booliska AMISOM, Booliska Soomaaliya  iyo ciidanka nabad gelyada ay keentay in dhaq dhaqaaq ganacsi oo xoog leh oo ay ka mid yihiin dhismayaasha casri ah, bankiyo Ganacsi  oo heer caalami ah in ay magalada ka furmaan, iyada oo ay sii dheertahay in carruur badan ay goobaha waxbrashada ka qeyb galaan.

Ugu dambeyntii Danjiraha Midowga Africa ayaa sheegay in Midowga Africa ay rejenayaan in dowladda Soomaaliya ay horumar ka gaarto dhinaca siyaasadda dalka iyo in hiigsiga 2016-ka oo ay meel mariso, waxa uuna Baarlamaanka ka rejeyay meel marinta sharciyada aas aasiga ah u ah hiigsiga 2016-ka.

Previous Post

Siihayaha Wasiirka Gaadiidka oo sheegay in Soomaaliya ay la wareegtay maamulidda hawada “SAWIRRO”

Next Post

Xildhibaanada Haweenka ah ee baarlamaanka oo la kulmay Ururada Haweenka

Next Post
Xildhibaanada Haweenka ah ee baarlamaanka oo la kulmay Ururada Haweenka

Xildhibaanada Haweenka ah ee baarlamaanka oo la kulmay Ururada Haweenka

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In