Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danjire Warfaa oo Addis Ababa ku Qaabilay Safiirada Jaamacada Carabta iyo Germany ee Ethiopia

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Danjire Warfaa oo Addis Ababa ku Qaabilay Safiirada Jaamacada Carabta iyo Germany ee Ethiopia
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Ethiopia mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa Addis Ababa ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Ethiopia Ambassador Dr. Walid Hamed iyo safiirka Germany ee Ethiopia Ambassador Spephan Auer.

Labada Safiir ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Carabta Danjire Cabdullaahi Warfaa iyo Amb Dr. Walid Hamed ayaa kulankooda uga wada hadlay kobcinta xiriirka qotada dheer ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Jaamacadda Carabta, waxaana Ambassador Walid uu sheegay in ay diyaar u yihiin sidii ay Dawladda Soomaaliya garab buuxa ugu siin lahaayeen dagaalka ay kula jirto kooxaha argagixisada ah.

Related posts

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026

Docda kale, Danjire Warfaa ayaa kulan is-afgarad kusoo dhamaaday la yeeshay Safiirka Dawladda Germany ee Ethiopia , iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhexeeya labada dal, waxayna isla qaateen in Dawladda Germany ay mashaariic maalgashi ka fuliso Soomaaliya, isla markaana ay sii dar-dar geliso arrimo badan oo ay xiligan ka caawiso Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Previous Post

4 Neef oo geel iyo deeq raashin ah oo lagu wareejiyay Maamulka Degmada Wisil “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray cutubyo ciidan oo loo diyaariyay howlgalka ka dhanka ah Khawaarijta

Next Post
Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray cutubyo ciidan oo loo diyaariyay howlgalka ka dhanka ah Khawaarijta

Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray cutubyo ciidan oo loo diyaariyay howlgalka ka dhanka ah Khawaarijta

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In