Thursday, April 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danjire Xuseen Xaaji Axmad oo la kulmay wasiirka arrimaha dibada ee Koonfur Sudan “Sawirro”

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Danjire Xuseen Xaaji Axmad oo la kulmay wasiirka arrimaha dibada ee Koonfur Sudan “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Danjiraha dowlada Soomaaliya u fadhiya wadanka Koonfur Sudan Mudane Xuseen Xaaji Axmad ayaa la kulmay wasiirka arrimaha dibada ee Koonfur Sudan Deng Alor  iyagoona ka wada hadlay xoojinta xariirka labada dal asigoona safiirka u gubiyay wasiirka fariin uu ka siday dhigiisa Soomaaliya mudane Axmed Cise Cawad,

Inta kulan ka uu socday ayaa la is la soo hadal qaaday iskaashiga labada dhinac ee siyaasada gobolka iyo doonista Soomaaliya ee xoghayaha guud ee urur goboleedka IGAD oo ay Soomaaliya Sanad kaan u shara xantahay,

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026

Dhanka kale Danjire Xuseen Xaaji Axmad ayaa safaarada ku qaabilay wafdi ka socday jaaliyada Soomaaliyeed ee wadanka Koofur Afrika iyo ganacsato kale kuwaasi u yimid magaalada Juba howla ganacsi waxa uuna u balan gaaday in safaarada garab taagan tahay asigoona ku dhiiri galiyay sidoo kale maalgashi ku sameeyan Soomaaliya si shaqa abuur ugu sameeyaan dhalinyarada Soomaaliyeed,

Previous Post

Beesha Caalamka oo soo dhawaysay Midowga Galmudug iyo Ahlu Sunna

Next Post

Madaxweynaha iyo Wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Guriceel

Next Post
Madaxweynaha iyo Wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Guriceel

Madaxweynaha iyo Wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Guriceel

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

April 9, 2026
0

Madaxweynaha JFS, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan, kadib markii uu noqday garsoorihii...

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

April 9, 2026
0

Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed, ayaa ka qayb galay shir muhiim ah oo ku saabsan isbeddellada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In