Sunday, April 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dardargelinta Barnaamijka dariseynta Caasimadda oo laga hadlay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Dardargelinta Barnaamijka dariseynta Caasimadda oo laga hadlay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoominayey Shirka todobaadlaha ee Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir,, kaasi oo todobaadkaan looga hadlay  dar-dar gelinta Barnaamijka Dariseynta Caasimadda, sare u qaadida Dakhliga Dowladda Hoose ee Xamar, Amniga iyo Bilic soo celinta Caasimadda.

Shirkaan oo ay goobjoog ka ahaayeen Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir iyo Xoghayaha Guud, ayaa ugu horeyn lagu amaanay isbadalka dhinaca Amniga ee ka jira Muqdisho, iyadoona la isla qaatay in dar-dargelinta Barnaamijka Dariseynta Caasimadda oo wax weyn ka taraya Amniga iyo ka war-qabka Bulshada.

Related posts

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026

Sidoo kale sare u qaadida dakhliga Dowladda Hoose ee Xamar si adeegyada aasaasiga ee bulshada wax loogu qabto. Iyadoo la dar-dar gelinaayo Barnaamijka (MARKALE IFI MAGAALADAADA) ee uu dhawaan daah-furay Duqa Magaalada iyo in sare loo qaado Howlaha Nadaafada iyo bilic soo celinta Caasimadda.

Ugu danbeynta Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa faray Guddoomiyeyaasha Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir in la xoojiyo wada-shaqeynta laamaha Amaanka,La-dagaalanka Maandooriyaha iyo in la gar-gaaro bulshada kuwooda nugul.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay Qaraarka Golaha Wasiirada ee xoojinta hufnaanta Maamul iyo Maaliyadeed ee dalka

Next Post

Xeer ilaaliyaha guud ee XFS oo la kulmay dhigiisa Dalka Sacuudiga 

Next Post
Xeer ilaaliyaha guud ee XFS oo la kulmay dhigiisa Dalka Sacuudiga 

Xeer ilaaliyaha guud ee XFS oo la kulmay dhigiisa Dalka Sacuudiga 

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Baydhabo kulan kula qaadatay ururrada Haweenka,...

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulan muhiim ah la-qaatay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

April 4, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashaneysa shirkadda Somali Fuel Company (SFC), ayaa maanta deeq raashin ah ku wareejisay...

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026
0

Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qaybgalay munaasababad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In