Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Darren Fletcher oo Ugu Danbeyn Ku Biiray Kooxda West Bromwich Albion

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
Darren Fletcher oo Ugu Danbeyn Ku Biiray Kooxda West Bromwich Albion
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciyaaryahankii khadka dhexe uga ciyaarayay kooxda Manchester United Darren Fletcher ayaa ku biiray kooxda West Bromwich Albion.

Ciyaaryahan Fletcher oo 31-jir ah ayaa sedax sano iyo bar qandaraas ah u saxiixay kooxda West Bromwich Albion.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Ciyaaryahan Fletcher ayaa daqiiqadihii ugu danbeeyay ee suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee dalka ingiriiska ku biiray kooxda West Bromwich.

Heshiiska rasmiga ah ee ciyaaryahan Fletcher ayaa waxa uu yahay labo sano iyo bar,waxana u furan in marka uu dhamaado heshiiska uu saxiixo 12-bilood oo dheeraad ah.

Kooxda West Ham United ayaa waxa ay dooneysay in ay la soo wareegto ciyaaryahan Fletcher,laakin wada hadalkii u dhaxeeyay labada dhinac ayaa guul dareystay,kadib markii tababaraha kooxda West Ham Sam Allardyce uu isku dayay in uu heshiis ka dhigo mid amaah ah.

Ciyaaryahan Darren Fletcher ayaa 342-kulan u saftay mudadii ku dhawaan 20sano aheyd oo uu ka ciyaarayay garoonka kooxda Manchester United ee Old Trafford.

Previous Post

Dhageyso Bandhiga Wareysiyada ee Radio Muqdisho 02-02-2015

Next Post

Dagaal ay ka qeyb qaateen diyaarado oo ka dhacay duleedka Kismaayo

Next Post
Dagaal ay ka qeyb qaateen diyaarado oo ka dhacay duleedka Kismaayo

Dagaal ay ka qeyb qaateen diyaarado oo ka dhacay duleedka Kismaayo

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In