Saturday, October 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dawlada Qadar oo Sheegtay in ay soo Iibsan doonto Diyaarado Dagaalka:

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Dawlada Qadar oo Sheegtay in ay soo Iibsan doonto Diyaarado Dagaalka:
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dalka Qadar ayaa sheegtay in ay soo  iibsan doonto 24 diyaaradaha dagaalka gar ahan  ku waa waxa basaasa qaymo ahan garaya $ 8bn oo ka timid Boqortooyada Ingiriiska.  Heshiiska labada waddan waxaa lagu saxiixay magaalada Doha ee dalka Qadar .

Wasiirka Gaashaandhiga  Dalka Qadar Khalid bin Mohammed al-Attiyah iyo dhigiisa British, Gavin Williamson ayaa si wadaajir ah u saxiixay  heshiiskan lagu kala iibsanayo diyaardah waxa basaasa.

Related posts

Ra’iisal wasaare Xamse oo u hambalyeeyey hoggaanka cusub ee Galmudug

Ra’iisal wasaare Xamse oo u hambalyeeyey hoggaanka cusub ee Galmudug

October 22, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO HAMBALYO U DIRAY HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO HAMBALYO U DIRAY HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

October 22, 2026

“Duulimaadyadan diyaaradaha ah ayaa kor u qaadi doona howlgallada millatariga ee Qadar si ay wax uga qabtaan caqabadaha aynu  la wadagnay Bariga Dhexe.waxan diyaar u nahaya taageeridda xasilloonida gobolka iyo in la gaarsiiyo amniga ,” Williamson ayaa sidaas yiri.

Heshiiska diyaaradaha  ayaa sidoo kale waxaa ka mid ah tababarka shaqaalaha ciidamada, sida lagu sheegay bayaanka.

Labada waddan ayaa sidoo kale isku raacay in ay abuuraan hawlgal wadajir ah, oo ah bilowga wada-xaajoodka ka dhexeeya ciidamada Qadar iyo ciidamada Royal Air Force (RAF).

“Dowlada qadar ayaa tiri waxan yeelan doonaa door muhiim ah oo ku saabsan cirifka hawlgalka iyo ammaanka cimilada inta lagu jiro dhacdooyinka Koobka Adduunka 2022-ka.”

Qatar ayaa sheegtay Khamiistii in ay iibsan doonto 12 diyaaradood oo Dassault Rafale ah oo ka imaanaya shirkadda duulimaadyada Faransiiska ah oo ku iibsatay $ 1bn. Juun 5, Sacuudi Carabiya, Bahrain, Masar iyo Imaaraadka Carabta ayaa sheegay inay joojin doonaan dhammaan xiriirada diblomaasiyadeed iyo dhaqaale ee ay la leeyihiin waddanka Khaliijka,Dalalka ayaa ku eedeeyay Qatar in ay xiriir la leeyda hay  argagixisada,

 
Previous Post

Ururka Haweenka G/Banaadir oo deeq lacag ah u qeybiyay Ciidamada Xasilinta Caasimadda

Next Post

Maamulka G/Hiiraan oo Qorsheynaya Howlgal ka dhan ah Al-Shabaab

Next Post
Maamulka G/Hiiraan oo Qorsheynaya Howlgal ka dhan ah Al-Shabaab

Maamulka G/Hiiraan oo Qorsheynaya Howlgal ka dhan ah Al-Shabaab

Ra’iisal wasaare Xamse oo u hambalyeeyey hoggaanka cusub ee Galmudug

Ra’iisal wasaare Xamse oo u hambalyeeyey hoggaanka cusub ee Galmudug

October 22, 2026
0

Ra'iisal wasaaraha xukuumadda FS ayaa hambalyo u diray hoggaamiyaha iyo Hoggaamiye Ku-xigeenka Dowlad-goboleedka Galmudug Mudane Liibaan Axmed Xasan iyo Abdiwali...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO HAMBALYO U DIRAY HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO HAMBALYO U DIRAY HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

October 22, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Liibaan...

Wakiilada Baarlamaanka Galmudug oo doortay hoggaanka cusub ee maamulkaasi

Wakiilada Baarlamaanka Galmudug oo doortay hoggaanka cusub ee maamulkaasi

October 22, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug Mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa maanta ku dhawaaqay natiijadii doorashada Galmudug oo uu ku guuleystay Mudane...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay guddi isu xil-saaray nabadaynta Koofur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay guddi isu xil-saaray nabadaynta Koofur Galbeed

October 21, 2026
0

Guddoomiyaha Shacabka Shacabka ee Baarlamaanka Dalka ayaa guddiga ka dhageystay talooyin wax-ku-ool ah iyo aragtiyo muhiim ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In