Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Dawladda Qatar  5 diyaaradood oo sida gargaar caafimaad u dirtay Shiinaha.

admin by admin
7 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Dawladda Qatar  5 diyaaradood oo sida gargaar caafimaad u dirtay Shiinaha.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dawladda Qadar ayaa dalka Shiinaha u dirtay 5 diyaaradood oo ku raran sahay caafimaad halka qaar kamid ah diyaaradahaasina ay yihiin diyaaradaha caafimaadka loo diyaariyay  si loogu dabiibo dadka ay haleelaan cudurada culus ama shilal waaweyn wax ku noqday.

Qatar waxay sidoo kale sheegtay in diyaaradahan ay saartay 300 oo tan oo sahay caafimaad ah, kuwaas oo si isku xigta ugu anba baxay dalka Shiinaha gaar ahaan magaalooyinak Beijing, Wuhan, Shanghai, Guangzhou, China oo ah goobaha uu sida aadka ugu faafay cudurka Koroona.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dawladdu waxay intaa ku dartay in taageeradani ay tahay mid bini aadantinimo oo ay doonayso Qatar inay gacan kusiiso shacabka iyo Dawladda Shiinaha oo cudurka Coroona uu fara kulul iyo dhibaato badan kiu hayo.

Qatar waxay kaalmaha hore ka gashay Dawladaha taageerada iyo garab istaaga u muujiyay Dawladda iyo Shacabka Shiinaha oo uu si weyn u saameeyey cudurka Coroona, kaasoo dilay kumanaan qof isagoo ku dhacay kumanaan kale.

Diyaaradda QatarAir Ways ayaa la sheegay inay howshan qabanayso, oo ay gargaarka caafimaad gaarsiin doonto dalka Shiinaha.

Turjumaadii:- Zakariye Khaliif Faarax

Previous Post

Dawladda Shiinaha oo shaacisay in dadka u dhintay Caabuqa Karoona ay Gaareen 2,345 oo Qof.

Next Post

Af qalaad Aqoonta miyaa? (Maqaal)

Next Post
Af qalaad Aqoonta miyaa? (Maqaal)

Af qalaad Aqoonta miyaa? (Maqaal)

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In