Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dawladda Soomaaliya oo ka Qayb gashay Shir-weynaha Midowga Africa oo lagu qabtay Nayroobi

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Dawladda Soomaaliya oo ka Qayb gashay Shir-weynaha Midowga Africa oo lagu qabtay Nayroobi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirada Arrimaha Dibadda iyo Beeraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi iyo Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo qayb ka ah wafdiga Dawlada Soomaaliya ee uu hoggaaminayo Ra’iisal Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamze Cabdi Barre oo dalka Kenya u jooga fulinta hawlo kamid ah shaqooyinka Qaranka, ayaa ka qayb galay shirweyne uu soo qaban-qaabiyay Midowga Africa oo ka dhacay xarunta Kenya ee magaalada Nairobi, kaasoo lagu lafa guray kobcinta wax soo saarka dalaga Beeraha Afrika iyo horumarintiisa.

Sidoo kale waxaa labada wasiir ku weheliyay ka qayb-galka shirkan, Danjiraha Jamhuuriyadd Federaalka Soomaaliya ee Midowga Africa iyo Ethiopia Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa, waxaana Dawladda Soomaaliya ay madasha kusoo bandhigtay guulaha ay ka gaartay horumarinta wax-soo saarka iyo dalaga beeraha.

Related posts

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026

Shirkan intii uu socday waxaa si qota dheer loogaga hadlay muhiimada ay leedahay sidii ay beeralayda qaaradda Afrika u heli lahaayeen khuburo kharash jaban oo tayo leh, kuna xeeldheer ilaalinta caafimaadka carrada ama ciidda.

Previous Post

Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya “SAWIRRO”

Next Post

Duqa Muqdisho oo kormeer ku sameeyay qeybo kamid ah kontaroolada laga soo galo magaalada 

Next Post
Duqa Muqdisho oo kormeer ku sameeyay qeybo kamid ah kontaroolada laga soo galo magaalada 

Duqa Muqdisho oo kormeer ku sameeyay qeybo kamid ah kontaroolada laga soo galo magaalada 

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In