Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dawladda Talyaaniga oo balanqaaday inay dib u dhis ku samaynayso xarunta maxkamadda sare ee dalka

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha maxkamadda sare ee dalka mudane Baashi Yuusuf Axmed iyo danjiraha  Dowlada talyaaniga ufadhiya Soomaaliya Mr Carlo Campanile ayaa ka wada hadlay arrimo dhowr  oo la xariirra xoojinta garsoorka dalka, waxaana ay kormeereen qaybaha Maxkamadda.

Waxyaabaha ay kawada hadeleen ayaa waxaa ugu horeeyeen dhismamaha iyo dib u dayactirka xarunta maxkamada taasi oo  ay Dowlada Talyaaniga ay balan qaaday in dhaqsi ah loo bilaadi doona islamarkaan ay diyaar sanyahiin qaraashaadkii ku bixi lahaa iyadoo laga shaqeynaayo in maxkamadu ay hesho dhisme ku haboon shaqa garsooska.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Waxaa kaloo qeyb ka ahaa dib usoo celin xariirki garsoorka Soomaaliya iyo talyaaniga taasi muuhiimad gaar ah siineyso sidii loo dardar galin lahaa cilaaqaadka cusub ee la doonaya in lagula jaan qaadayo arrimaha garsoorka dalka

ugu dambeyntii ayaa waxaa laysla soo qaaday in Howlwadeenada Maxkamadda ay helaan tababaro  ku saabsan Garsoorka taasi oo Dowlada talyaaniga ay aqbashay in shaqaalaha Maxkamadda sareay ay tababaro u aadan dalka talyaaniga si loo dar dargaliyo howlaha garsooska Dalka.

Previous Post

Ciidanka xoogga Dalka oo howlgallo ay fuliyeen ku khaarijiyay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab

Next Post

R/wasaare Khayre oo ka qayb galay Xaflad Shahaadooyin lagu guddoonsiinayay Arday ka Qalin-jebisay Jaamacadda PSU

Next Post
R/wasaare Khayre oo ka qayb galay Xaflad Shahaadooyin lagu guddoonsiinayay Arday ka Qalin-jebisay Jaamacadda PSU

R/wasaare Khayre oo ka qayb galay Xaflad Shahaadooyin lagu guddoonsiinayay Arday ka Qalin-jebisay Jaamacadda PSU

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In