Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dawladda Talyaaniga oo soo saartay sharci lagu xadidayo dadka soo galootiga ah

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Dawladda Talyaaniga oo soo saartay sharci lagu xadidayo dadka soo galootiga ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026

Dawladda Talyaaniga ayaa soo saartay sharci lagu xadidayo dadka soo galootiga ah, si loo yareeyo qulqulka qaxootiga soo galaya Talyaaniga.

Ra’iisla wasaare ku xigeenka Talyaaniga ahna wasiirka arrimaha gudaha  Matteo Salvini ayaa wareegto ku soo saaray xeerkan, kaas oo madaxwaynaah Talyaanigu uu dalbaday inay Baarlamaanku meel mariyaan.

waxaa meesha ka baxaysa fursadii ahayd in dadka wadamadooda nabadi ka jirto la siiyo sharci magangalyo oo xagga bini’aadanimada ah, dadka hadda haystana looma cusboonaysiinayo.

Waxa uu sharcigan amrayaa in la xiro Badda si aysan uga soo galin doonyaha Tahriibayaasha wada, waxaa la dheereeyey mudada dadka ay ku dalban karaan sharciga Talyaaniga iyo lacagta lagu bixiyo, taas oo cadaadiska loogu badinayo dadka soo galootiga ah.

Shantii bilood ee la soo dhaafay waxaa yaraaday dadka qaxootiga ah ee soo galaya Talyaaniga, ka dib markii dawladdu qaaday tallaabooyin lagu xakamaynayo qaxootiga, kuwaas oo isugu jira sharciyo iyo talaabooyin ciidamadu horseed ka yihiin.

Previous Post

Saudi Arabia: Amiir Khaled bin Talal & xubno kale oo la sii daayey

Next Post

Dawladda Jarmalka oo Soomaaliya ka taageeraysa waxbarashada farsamada gacanta

Next Post
Dawladda Jarmalka oo Soomaaliya ka taageeraysa waxbarashada farsamada gacanta

Dawladda Jarmalka oo Soomaaliya ka taageeraysa waxbarashada farsamada gacanta

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

April 2, 2026
0

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee (GANHRI), oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Geneva, ayaa...

Xafiiska Hantidhowrka JFS oo soo gabagabeeyay Aqoon-isweydaarsi ku saabsan Musuqmaasuqa

Xafiiska Hantidhowrka JFS oo soo gabagabeeyay Aqoon-isweydaarsi ku saabsan Musuqmaasuqa

April 2, 2026
0

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ayaa maanta soo gebagabeeyey aqoon isweydaarsi ku saabsan Qiimeynta Khatarta Musuqmaasuqa, kaas oo socday muddadii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In