Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dawo Sawirada:- Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Oo Maalintii Labaad Turkiga Kulan Kula Leh Saraakiisha Ciidamada

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dawo Sawirada:- Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Oo Maalintii Labaad Turkiga Kulan Kula Leh Saraakiisha Ciidamada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka BoliIska soomaliyeed Maxamed Sheikh Xasan Xaamud waxa uu boqday Taliska Ciidanka Boliiska Istanbul halkaas uu kula kulmay Taliye xigeenka Labaad ee Boliiska Istanbuul Dr Atalay Bahar waxa ayna ka wada hadleen Xiiriirka labada boliis ee Soomaaliya iyo Turkiga.

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa kaga tacsiyeeyay Dowladda Turkiga dhacdadii Qaraxa ahaa ee ka dhacday shalay magaalada Istanbuul, waxaan uu muujiyay Taliyaha sida uu ugu xunyahay falkaasi argagaxisanimo.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Taliyaha Ciidanka boliiska Soomaaliyeed waxyaabihii u muhiimsanaa ee uu kala hadlay taliya xigeenka waxaa ka mid ahaa wada shaqeynta Labada Ciidan iyo in kor loo qaado Aqoonta Ciidanka Boliska Soomaaliyeed0, Taliyaha Xarumaha uu booqday waxaa ka mid ah Xarunta CCTV ee magalada Istanbuul.

_H0A9917_H0A9933 _H0A9919 _H0A9922 _H0A9926 _H0A9945 _H0A9947 _H0A9951 _H0A9954 _H0A9967 _H0A9984 _H0A9986 _H0A9988 _H0A9993 _H0A9994

Previous Post

Madaxweyne Xasan oo kulan la leh ka qeyb galayaasha shirka Madasha Qaran

Next Post

Madaxweynaha: ”Shacabka reer Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ha ka faa’iideystaan fursadda barnaamijka baahinta xukunka” “Sawirro”

Next Post
Madaxweynaha: ”Shacabka reer Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ha ka faa’iideystaan fursadda barnaamijka baahinta xukunka” “Sawirro”

Madaxweynaha: ''Shacabka reer Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ha ka faa'iideystaan fursadda barnaamijka baahinta xukunka'' "Sawirro"

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In