Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dayactir lagu bilaabay Xafiiskii Guddoonka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ee mgaalada Dhuusamareeb

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Dayactir lagu bilaabay Xafiiskii Guddoonka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ee mgaalada Dhuusamareeb
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dayactirka Xafiiskii Guddoonka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ee ku taala mgaalada Dhuusamareeb, waxaa iska kaashanaya maamulka Galmudug iyo Hay’adda Care oo bixineysa dhaqaalaha ku baxaya dayactirka xafiiska, iyadoo ay door weyn ku leeyihiin Iskaashatooyinka Deegaanada Galmudug.

Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan Madaxa Golaha Wasiirada Galmudug ayaa waxa uu Goob joog ka ahaa Dib u dhiska lagu samaynayo Xafiiskan, waxaana  Wasiiru-Dawlaha Wasaaradda Waxbarashada Galmudug Burhaan Warasame Cigaal oo halkaasi ka hadlay uu sheegay in howsha socota ay muhiim u tahay sare u qaadista waxbarashada deegaanada Galmudug.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Madaxa Golaha Wasiirada Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir ayaa isna Munaasabadda ka hadlay waxa uuna xusay in Wasaaradda Waxbarashada Howlaheeda laga hagi doono Halkan sidoo kalana dhawaan la dhisi doono Halkii loo qorsheeyey Wasaradda Waxbarashada Galmudug.

Dhinaca kale waxaa la dhagax dhigay Mashruuc lagu dhamaystirayo dhismayaal qabyo ah oo ku yaala  mid ka mid ah Iskuulada Magaalada Dhuusamareeb, waxaana gacan ka gaysanaysa Wasaarada Waxbarashada Galmudug.

Previous Post

Madaxweynaha Puntland oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey +Sawirro

Next Post

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo la kulmay Safiirka UK u qaabilsan Soomaaliya “Sawirro”

Next Post
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo la kulmay Safiirka UK u qaabilsan Soomaaliya “Sawirro”

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo la kulmay Safiirka UK u qaabilsan Soomaaliya “Sawirro”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In