Tuesday, September 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Deegaanno Hoostaga Gobolka Mudug Oo Abaar Baahsan Ay Ka Jirto “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Deegaanno Hoostaga Gobolka Mudug Oo Abaar Baahsan Ay Ka Jirto “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

 

SAMSUNG CAMERA PICTURES
SAMSUNG CAMERA PICTURES

Iyadoo ay jiraan abaaro iyo biyo la’aan sii kordheysa oo ka jira qaar ka mida deegaanada Gobalka mudug ayaa waxaa masuuliyiin iyo xildhibaano ka tirsan kuwa dowlad gobaleedka Galmudug waxay kormeer ku aadan xaaladaha abaaraha iyo biyo la aantaa ku tageen qaar ka mid ah deegaanada hoostaga dagmada Bacaadweyne ee Gobalka mudug kuwaasi oo ay
ka jirto abaaro iyo biyo la aan xoogan.

Related posts

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

August 31, 2026
Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

August 31, 2026

Masuuliyiintaan ayaa markii ay gaareen dagmada bacaadweyne oo qiyaa ahaan dhanka koofur bari kaga beegan magaalada Galkacyo ilaa iyo 190km waxa ay warbixino ku aadan xaaladahaasi ka dhageysteen masuuliyiintii maamulka dagmada bacaadweyne.

Xoghayaha maamulka Bacaadweyne Maxamed Axmed Cali ayaa ugu horeyn ka warbixiyay halka ay marayaan xaaladaha abaaraha iyo biyo la aanta ka jirta deegaanadaasi waxaana uu sheegay in haatan biyo la aantu ay taagan tahay meeshii ugu xumeyd dadkuna aysan helin wax biyo dhaamin ah.

Waxaan ku faraxsanahay in aad nala argataan xaalada abaaraha iyo biyo la aanta ka jirta dagmada bacaadweyne iyo deegaanada hoostaga ddlkaas oo ka kooban ilaa lix iyo toban barood ama tuulo oo bacaadweyne hoos yimaada wax biya heysta laba meelood meel ma lahan wax biyo ah inkastoo biyo dhanaan qaarkood leeyihiin dadkii iyo xoolihiina cuduro ayeeyba ka qaadeen waxaana haatan dhamaan deegaanadaasi ay u baahan yihiin gar gaar caalamiya oo biyo dhaamis ah” ayuu yiri xoghayaha maamulka dagmada bacaadweyne Maxamed Axmed Cali.

Gudoomiyaha Gobalka mudug Mudane Aweys Cali Saciid oo maanta isna kula hadlay warbaahinta magaalada galkacyo ayaa ka warbixyay waxyaabihii ay ku soo arkeen deegaanadii ay gaareen waxaana uu sheegay in guud ahaan deegaanada u dhaxeeya Qeydaro iyo Bacaadweyne ee ay ka jirto xaalado abaaro iyo biyo la aaneed islamarkaana u baahan in loo
gurmado dadka iyo duunyada halkaasi ku nool isagoona xusay in meelaha ugu daran ay yihiin tuulooyinka Baraag iyo laas gacameey

Gudoomiyaha ayaa ka dhawaajiyay in meelaha qaar fuustada biyaha ah ay ka marayso ilaa 20 doolar oo uu dhiganta 445000 afar boqol afartan iyo shan kun oo shilinka Soomaaliga ah.

Biyo la aanta iyo abaaraha isa sii taray a ee ka jira deeganada Gobalka mudug qaarkood ayaa sababay in qoyasas fara badan oo xoolo dhaqataa ay ka barakaceen deegaanadii ay ku noolaayeen kadib markii saameeyn xoogan ay ku yeesheen abaaraha iyo biyo la aanta.

SAMSUNG CAMERA PICTURES
SAMSUNG CAMERA PICTURES

vlcsnap-2015-09-28-16h09m40s236 vlcsnap-2015-09-28-16h09m59s214 vlcsnap-2015-09-28-16h10m14s88 vlcsnap-2015-09-28-16h10m42s128 vlcsnap-2015-09-28-16h11m06s104 vlcsnap-2015-09-28-16h11m20s250 vlcsnap-2015-09-28-16h11m28s73 vlcsnap-2015-09-28-16h11m47s235 vlcsnap-2015-09-28-16h12m00s114 vlcsnap-2015-09-28-16h12m13s1 vlcsnap-2015-09-28-16h13m01s248
Waxaa Diyaariyay Wariye C/risaaq Maxame Axmed Galkacyo

Previous Post

Wasaaradda Beeraha Xukuumadda Soomaaliya Oo Ka Warbixisay Waxqabadka Wasaaradda

Next Post

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

August 31, 2026
0

Wafdi ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

August 31, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

August 31, 2026
0

Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

August 31, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In