Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Deegaano Hoostaga Ceel Buur Oo Lagu dilay Maleeshiyaad Ka Tirsan Argagaxisada

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Amniga Ceelbuur oo laga hadlay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sedax ka tirsan argagaxisada maleeshiyaadka Al Shabaab ayaa lagu dilay  tira kalana waa lagu dhaawacay kadib hawlgal ay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa midowga Afrika ee Amisom ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka galgaduud ee Bartamaha Soomaaliya gaar ahaan deegaanno hoosyimaada Degmada Ceelbuur.

Korneel Axmed Maxamed Tareedishe oo ah Taliyaha Ciidanka qeybta bariga Galgaduud ayaa Radio Muqdisho u sheegay in Ciidanku ay weerar kala hor tageen markii ay maqleen xogo ku saabsan maleeshiyaadkaasi in ay wadaan abaabul dagaal oo ay la damacsanaayeen fariisimada Ciidanka Xoogga Dalka sidaasina ay jab xoog leh ku gaarsiiyeen kooxdaasi gabalkoodu uu sii dhacay ee Shabaab.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Korneelka oo sii hadlay ayaa sheegay in howlgalkaasi ay ku qabteen 1 dhagar qabe  oo dhaawac ah iyo laba meyd ahna ay ka carareen, iyo 3 dhaawac oo qaateen sidaasna ay jab xoog leh ay ku gaarsiiyeen.

Kaddib markii ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay casharka u dhigeen maleeshiyaadka isku biirsaday leynta iyo dabar goynta Umadda Soomaaliyeed  ee UGUS, waxaana ay qabteen kooxdaasi meel jiq ah oo markii hore ay si dhuumaaleysi ah ay kaga soo baxeen.

Ciidamada Qalabka Sida ayaa waayihii dambe baacsanayay maleeshiyaadka argagaxisada ee gabalkoodu dhacay, kuwaa oo mar walbo looga daba tago deegaanada Howdka ah oo ay ku dhuumaaleystaan maadaama aysan u babac dhigi Karin awood ahaan ciidamada Qalabka Waxaana guulaha isdaba jooga ah ay soo hoynayeen sooma jeestayaasha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed soo dhaweeyay bulshada Soomaaliyeed oo qaati ka taagan hagardaamooyinka lagu bartay UGUS.

Previous Post

Kulan Looga Hadlay Doorka Jaamacada Carabta Ee Soomaaliya Oo Muqdisho Lagu Qabtay “Sawirro”

Next Post

Daawo Sawirada:-Sida Quruxda Badan Maanta Loogu Damaashaadayay Xeebta Liido

Next Post
Daawo Sawirada:-Sida Quruxda Badan Maanta Loogu Damaashaadayay Xeebta Liido

Daawo Sawirada:-Sida Quruxda Badan Maanta Loogu Damaashaadayay Xeebta Liido

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In