Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Deeq Dawo ah oo loo diray isbitaalka Cadaado+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Deeq Dawo ah oo loo diray isbitaalka Cadaado+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deeq Dawo ah oo loogu talagalay in lagu daryeelo dadka uu soo ritay cudurka shubanbiyoodka ayaa loo diray isbitaalka magaalada Cadaado.

Jeneraal Cali Xirsi Barre “Cali gaab” oo la hadlayay Radio Muqdisho ayaa yiri “Waxaan daaawadan u dirayaa isbitaalka magalada Cadaado oo la soodhigay shalay in ka badan 120 ruux oo uu soo ritay cudurka Shubanbiyoodka Dhakaatiirta isbitaalka ayaan waraystay waxayna ii sheegeen in aysan jirin wax daawo ah oo ay hayaan Markaas ayaan bilaabay inaan soo iibsho Daawdan run ahantii waxaana igala qeyb qaatay Xidhibaan Odowaa iyo Saraakiil ila mid ah”.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Jeneraal Cali Gaab oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri  “dadkan ayadoo abaar ay heshay ayaa haddana cudurro ugu darsameen waxana u sheegayaa dadka ka soo jeeda Deegaannada Galmudug in ay Sameyaan dadaallo wax lagu gaarsiiinyo dadkaas.

Dawadan loo diray Isbitaalka degmada Cadaado ayaa ku soo beegmeysa, iyadoo uu halkaasi ka dilaacay cudurka shubanbiyoodka, waxaana la sheegay in isbitaalkaasi ay iminka jiifaan in ka badan boqol qofood oo uu soo ritay cudurka shubanbiyoodka.

Previous Post

R/wasaaraha oo ganacsatada kala hadlay caawinaad deg deg ah oo la gaarsiiyo dadka ay Abaartu saameysay+Sawirro

Next Post

Dhageyso barnaamijka kulanka todobaadka

Next Post
Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta 5-3-2017

Dhageyso barnaamijka kulanka todobaadka

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In