Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Deg deg- horjoogihii Amniyaadka Shabaab oo la khaarijye.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

haaaa

hey’adda Nabad- sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Somalia, ayaa war saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in la khaarijiye horjoogihii sirdoonka Al-shabaab.

Warsaxafadeed

Howgal ay xalay iska kaashadeen Hay’adda sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka  Somaliyeed iyo dhigooda  Mareykanka, ayaa  waxaa lagu khaarajiyen meel25-KM   u jirta Saakow, Madaxii Amniyaadka iyo  Sirdoonka maleeshiyada Al-shabaab oo  lagu magacabi jiray Cabdishakuur – islamarkaana kooxda Shabaab ay u yaqaaneen Tahliil , kaa soo dhawaan ay ku badaleen Sakariya oo hada gacanta NISA kujira.

Sidoo kale Horjoogahaas weerarka duqeynta cirka lagu dilay ayaa waxaa sidoo kale la geeriyooday 2 qof oo ka tirsanaa kooxda Shabaab oo kala ahaa horjoogayaal iyo Maleeshiyo, kuwaasoo   aan magacyadooda aan dib u soo bandhigi doono.

Dhanka kale waxaa soo baxayay warar sheegaya in Horjoogihii kooxda Shabaab u qaabilsanaa dhanka Sirdoonka ee lagu macagaabo  Sakariye u gacan galay dowlad kale, taasoo ah warar been abuura, waxaana Sakariye uu ku jira gacanta NISA, Hayadda sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka.

Xiliyada soo socda ayeey dowladda Soomaaliya kasoo saari doonta warbixino dheeraad ah.

Mahadsanid.

Previous Post

Guddiga joogtada ee Barlamaanka oo arrimo muhiim ah kaga hadlay kulankooda

Next Post

Hirgelinta Sharerecada yaa ka mas’uul ah?

Next Post

Hirgelinta Sharerecada yaa ka mas’uul ah?

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In