Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Deg Deg: Cod Bixinta Wareega labaad ee Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Socto iyo Musharixiin Tanaasulay.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
TOOS U DAAWO: Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo goordhow bilaabatay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa goordhaw bilaabatay Codeynta Wareega Labaad ee Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka  ayadoo ay ka tanaasuleen  Musharaxiinta kala ah Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen iyo Shariif Maxamed Cabdalla oo usoo gudbay wareega labaad.

Labada Musharax ee Tanaasulay oo khudbado kooban ka hor jeediyay Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa waxa ay sheegeen in ay u tureen Xildhibaanada si waqti badan ugu lumin wareeg sadexaad , waxa ayna u mahad celiyeen Xildhibaanadii codkooda siiyey.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wareega labaad ee doorashada oo ah wareegii ugu dambeeyay ayaa waxaa ku tartamaya  Labada Musharax ee Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Musharax Ibraahim Isaaq Yaraow, waxaana guuleesan doona musharxii cod bata.

Previous Post

Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta oo xarunta Aqalka sare Barlamaanka ka hirgalisay isgaarsiin casriya

Next Post

Madaxwaynaha oo u kurgalaya xalaada dadka aay sameyeen fataahada Wabiga Shabeelle

Next Post
Madaxwaynaha oo u kurgalaya xalaada dadka aay sameyeen fataahada Wabiga Shabeelle

Madaxwaynaha oo u kurgalaya xalaada dadka aay sameyeen fataahada Wabiga Shabeelle

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In