Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Deg Deg Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo saaka xukuno kala duwan ku riday eedaysanayaal loo haystay Qaraxii 14 October

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Deg Deg Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo saaka xukuno kala duwan ku riday eedaysanayaal loo haystay Qaraxii 14 October
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Gudoomiyaha Maxkamadda D,1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida G/sareXasan Cali Nuur Shuute ayaa warbaahinta u aqriyay xukunka, waxaana eedeysanayaasha lagu kala xukumay:-
1- Xasan Aadan Isaaq Cali waxay maxkamaddu ku xukuntay Dil Toogasho .
2- C/laahi Ibraahin Xasan Absuge (Maqane) waxay maxkamaddu ku xukuntay Xabsi Daa,im.
3- C/wali Axmed Diiriye waxay maxkamaddu ku xukuntay 3(sedax) sano xabsi ciidan ah.

Sidoo kale waxay maxkamaddu amraysaa in xabsiga laga siidaayo eedaysanayaal:

1- Muqtaar Max’ud Xasan Rooble .
2- Cabdul Cabdi Warsame Cali
Hore ayeey Maxkamadda u dhageystay ilaa 2-jeer kiiskan oo saacada badan qaatay, waxaana ugu dambeyn maanta lagu dhawaaqay go’aanka Maxkamadda iyadoo Maxkamadda fursad kale hor dhigtay eedeysanayaasha eey rafcaan ku qaadan karaaan.
14kii-October sanadkii tegay ayaa waxaa ka dhacay isgooyska soobe mid kamid ah weeraradii ugu dhimashada badnaa ee ka dhacay dunida, Soomaaliyana u ahaa weerarkii ugu xumaa ee abid soo maray.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo casho sharaf soo dhaweyn ah u sameeyey Golaha Amniga Qaranka “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso: dhagar qabe ka tirsan Al shabaab oo ku dhintay qarax uu ku aasayay Baladweyn

Next Post
Dhageyso: dhagar qabe ka tirsan Al shabaab oo ku dhintay qarax uu ku aasayay Baladweyn

Dhageyso: dhagar qabe ka tirsan Al shabaab oo ku dhintay qarax uu ku aasayay Baladweyn

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In