Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin oo ka tirsanaa Munayaasha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku geeriyooday Dalka Hindia
Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin ayaa ku jiray Isbitaal Ku yaala Dalka Hindia iasgoo ku xanuusanayay halkaasi Waxaana lagu sameeyay Dhawaan qaliin.
Allaha u Naxariistee Xildhibaanka ayaa Xalay galinkii dambe ku dhintay Isbitaalkaan ku yaal Dalka Hindia