Monday, February 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DEG DEG: Xildhibaan Maxamuud Boonow oo Baydhabo ku geeriyooday saaka

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
5 years ago
in Wararka
0
DEG DEG: Xildhibaan Maxamuud Boonow oo Baydhabo ku geeriyooday saaka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Allah u naxariistee, waxaa saaka magaalada Baydhabo ku geeriyooday xildhibaan Eng. Maxamed Maxamuud Boonow oo ka tirsanaa golaha Shacabka, sida ay xaqiijiyeen ehelada xildhibaanka.

Xildhibaanka Maxamuud Boonow waxaa uu sidoo kale ahaa wasiiru dowlihii wasaaradda  amniga gudaha xukuumaddii Ra’isul wasaare Xasan Cali Khayre.

Related posts

Soomaaliya oo u Hambalyaynaysa Jamhuuriyadda Serbia Maalinta Qaranimada

Soomaaliya oo u Hambalyaynaysa Jamhuuriyadda Serbia Maalinta Qaranimada

February 16, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay Safiirka Shiinaha

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay Safiirka Shiinaha

February 16, 2026

Waxaa uu golaha shacabka ka tirsanaa tan iyo 2012, waxaa uu wasiir ka soo noqday dowladdii Shariif Sheekh Axmed ee KMG aheyd. Allah u naxariitee, Eng. Maxamed Maxamauud Boonow ka sokow siyaasadda waxaa uu ahaa ganacsade si weyn looga yaqaano degaanada Koofur Galbeed.

Previous Post

Axmed Madoobe iyo James Swan oo ka wadahadlay arrimaha doorashooyinka

Next Post

Guddoonka Golaha Shacabka oo ka tacsiyeeyay geerida xildhibaan Maxamuud Boonow

Next Post
Guddoonka Golaha Shacabka oo ka tacsiyeeyay geerida xildhibaan Maxamuud Boonow

Guddoonka Golaha Shacabka oo ka tacsiyeeyay geerida xildhibaan Maxamuud Boonow

Soomaaliya oo u Hambalyaynaysa Jamhuuriyadda Serbia Maalinta Qaranimada

Soomaaliya oo u Hambalyaynaysa Jamhuuriyadda Serbia Maalinta Qaranimada

February 16, 2026
0

Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa Dowladda iyo Shacabka Jamhuuriyadda Serbia munaasabadda Maalinta Qaranimada ee ku...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay Safiirka Shiinaha

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay Safiirka Shiinaha

February 16, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u fadhiya...

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo qalabka diiwaangelinta gaarsiiyay Matabaan

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo qalabka diiwaangelinta gaarsiiyay Matabaan

February 16, 2026
0

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta degmada Matabaan, Gobolka Hiiraan gaarsiiyey qalabka diiwaangelinta codbixiyeyaasha, si halkaasi...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo qabatay kulan wadatashi ah

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo qabatay kulan wadatashi ah

February 16, 2026
0

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa qabatay kulan wadatashi hal maalin ah si dib-u-eegis iyo talooyin looga helo qabyo-qoraalka Xeer-Nidaamiyaha Ilaalinta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In